Af soomaali si fiicaan ayaan u aqaan, hase yeeshee maalin dhowd labo islaan ayaa sheekaysana.
Markaas ayaa mid tiri Galmoorshe lee waayee.
Anoo yaaban baan weydiiyey micnihiisa maxaa waayee?
Qosol baaba kursiga uga dheceen.
Waa kasaayaa Gelbis.. sidaa qofka markuu dhoofaayo oo kale nooh.
ama guri gelbis ama aqalgal= aroos.
Laakiin Galmoorshe ama Galmoorsh maxaa waaye?
War noo sheega ama na bara haddaad naga fiicaan tihiin
Waad mahadsan tihiin.