Dhamaantee waan garan karnaa inta badan Af Maay.
Bilowga
La'ang wii'ing ma'ay booraaw=== waa booyaa am oynaa in uu lee yahay aan u malaynayaa
Beengaa ogaadeey = been aan ogaadey
ilente'ey boroota'shee= ilmo aan baroortay
Biyi na'an daree'tee = biyo oo kale iga dareertee.
Fiitleey bateey = fiidkii ama habeenkii
bu'ush'ay laa'ang kortee'ay
isgoow baan'andanga
Lang beryee maraa'w
ka beryee mee
ma'y badbaadiyaa
Hakaba ban'aangshee x2
buurtoo ku'ay taalo banooda
balankaynay haayeey = gabar banooda la yiraahdo uu kula balamay buurta hakaba.
waa laga yaabaa in aan qaldanahay. aniga waxay ila tahay in aan fahmay inta badan
Af Maay