Farxiya ayaa ilaa iyo hadeer laga heyn qofkey la aqal galeeso iyo waqtigaba. Hase ahaate sawiro nasoo gaaraya oo nooso direen aqristayaasheeena ayaa ka muuqda fanaanada iyo gacaliyaheeda la filaayo iney dhawaan aqal galaan. Warkan aan ka helnay dad aad ugu dhow fanaanada oo xog ogaal ah.
Farxiya dhawaanahan waxey ku guuleesatey iney si wacan uga dhex muuqato fanka Somaliyeed, hees kasta oo eey soo qadana shacabiyad yeelato. Fanaanadan ayaa leh cod ka duwan fanaaniinta kale kaaso dadka badanki la mid dhigaan fanaaniinta Ethiopianka ah.


http://www.jilaa.com/1341-farxiya+kabayare+iyo+gacaliyahey+dadka+ka+dooratay.html
What kinda man let his woman dress like that
anyways i predict about 3 month marriage








