Ikraan caraale explains her self and says Mogadishu is my Land
Ikraan Caraale: Dhulka Soomaaliyeed oo Dhan waa Dhulkayga, Xamarna Waa Dalkayga.
18 March 2013
(O'gaden today Press)-Fannaanadda Soomaaliyeed ee Ikraan Maxamed Caraale oo ah Fanaanad si aad ah ooga helaan Bulshadda Soomaaliyeed ayaa haddal jawaab ah ka baxisay hees murran baddan dhalisay.
Ikraan Caraale ayaa sheegtay in heestan tahay Guubaabo.
Fannaanadda ayaa sheegtay in heestan tahay marxaladda Magaaladda Muqdisho soo martay, isla markaasna ay tahay mid Madaxwaynaha Soomaaliya faraysay inuu ku daydo Jabuuti.
Fanaanadda ayaa tidhi, Hadii aanan odhan lahayn Jabuuti ku dayo, ma waxaan odhan lahaa, Kenya Iyo Itoobiya.
Xamar waa Dalkaygii iyo Dadkaygii, Dhulka Soomaali oo dhan waa dhulkayga, waana Dalkayga.
Xamarna waan u heesi doonaa, waxanaa leenahay Xamar maanta waa nabad waalidkay ayaana ku nool waxaana leeyahay waa Dalkayga, Dadka Heestan dhagaystayna waxan oran karaa inay yihin kuwo aan Murtida aqoon.
Waxaana leeyahay Dadkii qaladka fahmay raali ka noqdo.
Warbaahinta O'gadentoday Press waxay leedahay Dhalinyradad Soomaaliyeed ee inta baddan caadaystay inay Gabadha Fanaanita ah ee Wanaagsan caayaan ha ka waantoobaan.
Hoos ka Dhagayso
She fails to explain why she and that cocaine+ khat addict qaboojiye made a song which praises hargaysa however this song about Xamar wishes harm for the city and ignores the new found peace.