Nimco ayaa markii ay aragtay wiil Hollandese ah oo shidan waxa ay durbadiiba lasoo booday, Kii aan doonayay waaba kan, waxaan dareemayaa in aan jaceyl u qaaday, waxaan ka helay qaabkiisa, qosolkiisa, murqihiisa, aad baan u jeclaaday.
Balse waxaa Nimco ceeb iyo bahdil ugu filnaa markii ninkii barnaamijka daadihinayay ay ka codsatay bal in ay Mac siin karto wiilka ay ka heshay, balse daadiyihii barnaamijka ayaa arintaas ka diiday, isagoo u sheegay in ay dadaal badan u marto hadii ay dooneyso in ay gaalka cad shumiso.
Cheap and desperate !