lol @ kawaran/ka tali hee..
so do these lines really work on somali women?
We like being compared to sacs of grain, trees and batteries didn't you know
Moderators: Moderators, Junior Moderators
lol @ kawaran/ka tali hee..
so do these lines really work on somali women?
Xalwo iyo buskut adaa ka mac; banooni aniga iyo boortaha na dhexyaalo adaan kaa jeclahay
Dukaanka Deris u roon alaabta taaloo dhan jumlo iyo tafaariiq adigaa ka qaalisan oo ka qiimo badan
Gabdhaha qurqurxan ee Facebook isticmaalo hadey adiga ku arkaan wariiri camal god ay galaayaan
Sheekh Shariif siduu u jecelyahay inuu diyaarad raaco ayaan anigana adigu kuu jecelahay kawaran hee
Iyadoo abaar jirto hadaan arko juuni galeey iyo kiintaal digir xataa makugu doorsadeen ka tali hee
Geedka booc booca oo meel barxad banaan ka baxay caleemaha ubax bixiyeen bilicdiisaa leedahay
I don't think so.OO boocboocu ma flower buu lahaan jirey horta, Waan necbaan jirey geedkaas
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 62 guests