Costa,
Gartay inad kaftan tay laakiin waxa uun aan ka yaabaa dadka dadkale ku caaya shaqada
Nin dameer wata haddaad aragto, waa nin ka xishoodey II DHIIB oo shaqaysta.
BTW waxa kale oo aan ka yaabay waxa Somaalida oo dhan u diidey inay ka faa'iideystaan dameerka. Jahli uun kasoo qaad.