shaleemo near by?? sxb yaaqshiid near huriwaa ayaad deganeeydeen aan u maleeynaa. waxaa ku taalay shaleemo buntiland shaleemo la oran jiray.. yaaqshiid dhinacan siinaay ee xaafadeeyda waxaa ka taalay shaleemo la oran jiray shaleemo siinaay...
marka if you where near shaleemo buntiland waa igu adkaanee inaan garto familkeena waayo waa iga fogeeyd xaafadaas laakiin dad idin yaqaana waa helayaa sxb... waxaa xasuustaa famil habar yoonis ahaa yaaqshiid deganaa..