Postby Mr.Wise » Wed Aug 21, 2013 7:17 am
Meydin fahmin sheekada malaa, waa idinkan aamusane
Hiiraan waxey soo tabisay in EX. Colonel Abdi Aden Magan lagu xukumay in uu magdhaw siiyo Dhibane: Abukar Hassan Ahmed (oo ah la taliyaha madaxweyne Xassan arimaha sharciga)
KeydMedia waxay tabisayL: Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee dhanka Sharciga oo xukun lagu riday
Maxkamad ku taala Wadanka Maraykanka ayaa Abuukar Xasan ku xukuntay bixinta Lacago magdhow ah oo gaaraya 15-milion oo Dolarka Maraykanka kadib markii lagu soo eedeyey dhibateenta dad rayid ah waqtigii Kacaanka.
Maxkamada ayaa dacwadasi soo bilwoday dhagesigeeda Sanadii 2010-kii kaasi oo Sarkaalkan u qaabilsan Madaxweynaha Soomaaliya dhanka la talinta Sharciga ku riday xukunka bixinta lacagahasi.
Dhibaateynta dad rayid ah ayaa qar kamid ah saraakishii kacaanka ee u baxsaday wadanka Maraykanka dacwado halkasi ay uga fureen koxaha u dooda xaquuqda aadanaha iyo sidoo kale qaar kamid ah ehelada dadkasi dadkooda lagu dhibaateyay wadanka waqtigasi.
Axmad ayaa la sheegay inuu safaro ku kala bixiyo Muqdisho iyo London.