that's wrong you should learn how to use it with your right hand.i was eating with spoon but using left hand. i know , hada dee sow adonka ma adin. wa in english in laku tarjuma.
Moderators: Moderators, Junior Moderators
that's wrong you should learn how to use it with your right hand.i was eating with spoon but using left hand. i know , hada dee sow adonka ma adin. wa in english in laku tarjuma.
Lillaahiya waa inan yar oo fariid ah oo Kanada dagan. Balse boga SoomaaliNet waxay ayaan kasta ku soo qortaa haddalo laga filaayo ciyaalka xaafadha oo darooga gado waxee ku hadlaan. Taas oo keenta muusika ee dhageeysato oo ku saabsan gabar la kufsanayo, wax baas la xadayo iyo ceenkaas.^ Talk about me
THAT DOES NOT MAKE ANY SENSE @ ALLGambarka ku fadhiiso ayeyo markaas aan kuu sheega
Yet you listen to Immortal Technique. Wawareer.Lillaahiya waa inan yar oo fariid ah oo Kanada dagan. Balse boga SoomaaliNet waxay ayaan kasta ku soo qortaa haddalo laga filaayo ciyaalka xaafadha oo darooga gado waxee ku hadlaan. Taas oo keenta muusika ee dhageeysato oo ku saabsan gabar la kufsanayo, wax baas la xadayo iyo ceenkaas.^ Talk about me
Gabartan oo walaasheen waxaan u digtoon lahaa inee muusik kaas baas iska yareeyso waayo waa shuqul laga fiican yahay. Laakiin, hadee rabto aniga ha ila soo xariirto gabar tiimo jaala heesato oo jaceeyl dardeed ayaankasta calaalcasho, oo la dhaho Taylor Swift ayaan u shidaayaa. Heesohaas ee qaado waa kuwa ee Lillaahiya u qaadi karto inanka dariskeeyga ah oo Twist la dhaho.
Waxaad rabtaan inaa igu dirtaan my favorite snetter of all timeWaryaa Based this is not your battle dhinac ka leexo
lol didnt work when i was younger, i dont think will work when im old man now. my right hand is useless i guess. lolthat's wrong you should learn how to use it with your right hand.i was eating with spoon but using left hand. i know , hada dee sow adonka ma adin. wa in english in laku tarjuma.
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 65 guests