Moderators: Moderators, Junior Moderators
AminAllah yarhum, siyad bare and ibn baz, and forgive their sins.
siyaad bare waa sax sanaa 100% .. dumar iyo ragga waa u siman yihiin waajibaadka iyo xuquuqda labadaba.. waana runtiis quraanka waxaa ka buuxa AAYADO baddan oo la nasaqay.. Siyaad bare waa ku saxsanaa in dumar iyo ragga dhaxalka isku mid loogu qeybiyo waayo quraanka waxaa ka buuxa aayado la nasaqay marka maxaa diidaya aayada discrimination ku sameeyneysa dumar xagga dhaxalka inay aayadaa la nasaqay iyada...
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 41 guests