Postby kambuli » Wed Jan 04, 2006 11:44 am
Basra if I were you, I wouldn’t use the word YIKES because that word is reserved for you. As I told so many times, you need to grow and act like an adult. Ciyaala Suuqad aan
Xishoon baad tahay. UF.
Y Yeydii sideedii,
Yaxaasyahow afka weyn leh.
I Iimaankeedoo daciifoo,
Ixtiraamkii ka fogaatay.
K Kelyaha iyo beerka,
Kaarihii sidiisii ,
Tii loo balaadhshay.
E Edeb aan lahaynoo,
Ka aradan akhlaaqda.
S Saqajaamad gabowdoo,
Sirqo weeye aad ah.