Galol,
...Maxaad ka wadaa yacni?...Dhageysaan ku idhi...Save the fake pleasentries for someone who cares.
Qudhac, yes that is a fantastic song. I've never heard anyone else sing it...just these losers around here, you know the washed down version of real Somali artists....I heard Boqol oo ku heesaya....wasn't half bad. But...whatever... There is this other song that I absolutely am inlove with..it's by Lafoole..called Gacalo, maybe it's a remake..but I dont think so?....maybe you can tell me... it goes like this....(the first part)
Caashaqa ha guul -guulin,ha udiidin gogoshiisa
Gacalooy wanaageena,ha ku dumin garaadkaaga
Garashada ha waydeeynin,ha u guuxin nacabkaaga
Gurbood ka iyo dhalaankeena,ha baneeynin garabkooda
Gudintaad afeeyneeyso,ha ku gooynin midigtaada
Gibilsha iyo awrkeeda...laba gees ha kala geeynin
Hadalka iyo go'aankiiiiiyo
Talada iyo gudoonkiiiiyo
Reer dhibtii iyo wixii gaadha
Rabbi ha ina garansiiyo..Rabi, rabi Ha ina garansiiyooo
Gocashada ha baadh baadhin,ha ufiirsan godobteeda
Guurka iyo sharaftiisa,ha gar-geeyn jaceeylkeena
Imtixaanka gurigeena,guddi odayo loo saarey
Hadii la isku wada geeyo,boqol iyo lagbay gaadhey
Rag ninkaaney gabadhiisu
gol daloolo ka ilaalin
Qayrkiisa garab jooga
Waligii ma gaadhaayo