Postby Sir-Luggoyo » Fri Dec 01, 2006 2:48 pm
Some fukkface had the audacity of sending me this gabay, I don't really know who composed it, but why would someone email me is something I failed to get.
Maybe my MJ nigger Ashley would enlighten me whether I hate the Lawyogaab nation or not.
Here it is
Namiimnimo Majeerteen miyaan, wali ka niibkeenin
Ma nifaaqii oo buuxiyuu, xalayto nooleeyey
Naxligiyo nuxuustii miyaa, naari soo kiciyey
Nasri miyuu ka sugi Eebbahay sow, ma nici doono
Iyagiyo Namruud sow Jannadu, kama nijaasoobinÂ…
Nayroobi iyo Xamar horaad, nag uga siiseene
Dhulmahantaa naflaha kuugu xiga, nabadse kaa waaye
Warsangalina nabarkaad baddeen, nadigu iimeeye
Adduunkii negaa idinka iyo, naagahaa rogaye
Nasabkiinu meel buu ahaa, nuridu waa iine
Nacallaa Majeerteen ku yaal, nolol ma haystaane