Kambuli -->"Iska saara bahasha cidina idima necba, cidina nacayb wax idinkaga qaadi maysee.... U dooda sida dadka.... Bal waxaad isgugu sacabo tumeysaan eegaa.... Cajiib.."
Kambuli waxaad hadalka ku furtay :" tolow muxu odhan doona , LET ME GUESS" sow maha?
Dee waxaad caloosha ku haysay baad soo ban dhigtay , ileen wax FACT ah ka ma hadlaysidee . Marka cidda is leh "waa la noo tashanaya" iyoo "way ina neceb yihin" ma anaga?