Ogeeysiis
Waxaa la ogeysiinaa dadweynaha ku xiran oo soo galo aaladda internetka qeybteeda paltalk in laga furi dono paltalk (SOMALI TV PALTALK) TV gaas oo ku bixi doono afka somaliga soona gali doono maalmaha Sabtiga iyo Axadda saacadda 4:00ta galabnimo ilaa12:00habeenimo wuxuuna bilaaban doonaa howshiisa si rasmi ah 1da marso haddii alla idmo.
TV gaan waxaa ka hadli doonto oo xariiri doonto gabdh u leh aqoon gaar ah oo
magaceeda la yiraahdo Muna Mahamed Sh.Saalax kuna soo gasho magaca paltalk
nickname muna_bella.....
Muna waxay idiin ballan qaadeysaa inay idiin soo bandhigi doonto barnaamijyo
aad ka heli doontaan iyo tartamo aqoon isweydaarsi ah iyo madadaalo aad
waqtigiina ku qaadataan.....
Qofkii gacan ka geysanaayo waa la soo dhaweynayaa hala soo xariiro emailka
ah
muna.bella@hotmail.com.......
Muna Mahamed Sh.
muna.bella@hotmail.com