kuumbuli,
Goorma baan idhi af somali ma aqaan? somalinet ilaa 1998kii waagii la sameeyay baan joogay , ilaa maantana wax igu sheega waxad ka hadaysid ilaa bqarada Basra ma rag, se horaa loo yidhi:
Dhagar qabe ..dhulkaa u dhaqaaqa.,
Kuumbo munaafqada badan baad buufis ka qaadee, ninkaygaa gabayada soo tirinaya lama yidhaahdo" sawtaad lahayd af somali ma taqaanid"
waa wax lagu qoslo