Postby Samatr » Tue Mar 06, 2007 7:34 pm
[quote="biko"][quote="Mooge_88"]I dont see what the problem is.
Biko,,haduu doonayo h/yonis ha gugujiyo yaa ka xiga habar yonis
cuqdadi ma jirto ninku waa reer sheikh isaxaaq waaney u furan tahay qabiilka reer isaxaaq inu wax ka sheego haduu rabo.[/quote]
_______________________________________________________________________________
walaahi wa runta sxb. nin reer sheikh isaxaq iga xiga ma jiro lakin meeshan HA ila dumarkooga marka la cayo nin HY hadal iraa ma jiro ee the second biko u wax ka sheego HY even if its a joke waxaad mooda in aan nabi maxamad wax ka sheegay...[/quote]
Is that what makes you angry, I dont see you defending HY women marka la caayo,
labawajiile.