Waxaan Halkaan Idinkugu Soo Gudbinaynaa Qaar Kamid Ah Maxaabiistii Lagu Qabtay Jihaadkii Shalay Sawiradooda Iyo Deegaanadooda.
Muq, 22, 03, 07 (M-Shacabka)
Ka Dib Markii uu shalay dagaal ay ku soo qaadeen gaaalada dalka ku soo duushay iyo dabadhilifyadooda oo adeegsanaya dhalinyaro lasoo qalday oo soomaaliyeed oo laga kala keenay Gobolo badan oo ka mid ah Dalka Soomaaliya, hadaba anagoo uga faa idaynayna ummadda Soomaaliyeed Guushii Lama Iloobaanka Ahayd Ee Ay Kagaareen Jihaadkii Ay Lagalayn gaalada Tigreega iyo Dabadhilifyadooda ayaa waxaa halkaasi lagu qabtay maxaabiis farabadan.
Maxaabiistaas ayaa waxa ay iskugu jirayn Itoobiyaan Iyo Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lasoo qalday waxaana hadeer idiin soo gudbin doonaa qaar kamid ah maxaabiistii oo markii laqabtay aan sawiro ka soo qaadnay ayadoo ay hadda aad uga badalantahay markii la qabanayay aad urafaadsanaa qaar koodna intii aan laqaban ka hor ay iska siibeen tuutihii ay wateen ayagoo ka cabsi qabay in hadii lagu arko tuutaha in uu shacabku dillo ama dhibaatooyin kale loo gaysto ku waasoo uga imaanaya shacabka oo aad uga caraysnaa weerarada gardarada ah ee lagu soo qaaday laguna laynayay dad badan oo aan waxba galabsan oo rayid ah.
Hoos Ka Daawo Sawiradii, Magacyadoo Iyo Deegaanadooda.
1-Maxamed C/llaahi Xirsi 21sano Reer Laascaanood-------------(Dhilmahante)
2-Cabdi Cali Yuuqoow 23sano Reer Qoryooleey--------------(probably Raxanweyn)
3-Cabdi Cali Badal 57sano Reer xamar------------------(Oday Abgaal u badi)
4-Xasan Maxamuud Axmed 18sano Reer Sh.Dhexe
5-Cabdi Cali Xasan Gaabow 19sano Reer Sh.Dhexe--------------(Abgaal)
6-Raage Maxamed Maalin 22sano Reer Burco----------------(Isaaq)
7-Xasan Muxiidiin Xuseen 20sano Reer Xamar----------------(Abgaal)
8-Maxamed Odawaa Cabdi 32sano Reer Jariiban-------(where the fuc-k Jariiban?)
9-Cabdi Fitaax max'ed Raage 40sano Reer Boosaaso------(Oday doofaar Majareerteen)
10-Ciise Saalax 45sano Reer Boosaaso----(munaafiq majareerteen kale)
11-Xamza Nuur Cali 30sano Reer Laascaanood-------(Dhilmahante)
12-Layl Maxamed Mahad 47sano Reer Gaalkacyo--------(xaraan Dhabayaco)
13-Maxamed Colaad Axmed 32sano Reer Garoowe---------(Majareerteen)
14-Farxaan Cirro 23sano Reer Galkacyo-------(Majareerteen)
15- Ina Diiriye Xalane 20sano Reer Hobyo--------(Sacad)
Maxaabiistii shalay lagu qabtay dagaaladii kadhacay muqdisho intaasi waa ay ka badnaayeen balse waan idiin soo gudbin doonaa inta hartay hadii illaahay idmo.
http://www.m-shacabka.com/News/2007/MAR ... o_gudb.htm