The general who was leading the ethiopian troops that attacked in Mogadishu this early morning is captured according to reliable sources...
----------
Aayaha.com, Khamiis 29 Maarso 2007 - Warar aan goor dhaw ka helnay ilo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaalkii maantay lagu qabtay Janankii Itoobiyanka ahaa ee hoggaaminayey dagaalkii maantay.
Janaraalkan la qabtay oo magaciisa lagu sheegay Gen Hailu ayaa waxaa uu hadda ku jiraa gacan xooggaga xaq u dirirka wixii war ah ee kasoo kordha arrimihiisana waan idinla sosocdsiinaynaa..
Dhanka kale wararka kale ayaa sheegaya in dagaalkii hadda ku dhaw yahay gebogebo kadib markii ay xooggaga xaq u dirirka ay dib usoo caabiyeen ciidamdii Itoobiyaanka ahaa ee saakay weerarka qaadey, khasaaraha gaaray ciidamada Itoobiyaanka ayaa ah mid weyn goobaha lagu dagaalamay qaarkood ayaa ciiidamada Itoobiya ay dhaawacii kari waayeen inay qaataan.
Wararka dagaalka oo wali iska soo daba dhacayo ayaan waxaan idiin soo gudbin doonaa ayagoo faah-faahsan.
http://www.aayaha.com/viewpage.php?articleid=4614
ALLAHU AKBAR, ALLAHU AKBAR!