Ina Baxar,
Rien de bon Grand!, on s' tourne les pouces au lieu de taffer. Et toi, c'est comment?
Hiiraan Boy qotinimadaadu hadalkaagay ka muuqata. Bal eeg, waxaad tidhi "tolkaada maxaa uu caayee" waa khalad.
waa inaad tidah "tolkayga maxaad u caayi" dee hadi aan tolkaaga meel kaga dhacay iska raali ahow oo xal qaado af somaaligana si fiican u soo baro mise waad carab la'dahay?