Page 2 of 3

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:13 pm
by Hiiraan boy
DADKUBA WAA SAB IYO SAMAALE

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:16 pm
by Sadaam_Mariixmaan
wtf is Saab?

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:17 pm
by Hiiraan boy
Sab wuxuu dhalay

1. Digil : (Jiiddo, Tunni, Gelledi, Dabarre Garre)

2. Mirifle : Siyeed (Elaay. Leysaan, Eemid, Diisow, Maallan, Wiin) iyo Sagaal (Luwey, Gellidle, Yantaar, Jilible, Hbeer).

Samaale wuxuu dhaley Irir

Irir wuxuu dhalay :

1. Hawiye.

2. Aji.

3. Mayle (Xawaadle).

4. Yaabur (Gaaljecel iyo Dagoodiye).

5. Maqaarre.

6. Gariire.

7. Xamarre.

8. Xariire.

Hawiye wuxuu dhalay : Karanle (Murursade), Gorgaate (hiraab), Gugundhabe (Baadi-cadde). Jambeelle (Ajuraan).

Aji wuxuu dhalay Very Happyir, Dangolo.

Dir wuxuu dhalay : Madaxweyne (Akishe), Mandaluug (Gadabiirsay), Madoobe (Ciise), Mahe (Isaaq, Biyamaal iyo Surre).

Dangolo wuxuu dhalay gabadha la yiraahdo Doombiro.

Doombiro waxaa guursadey Daarood, waxay u dhashay : Maxamed(Kablalax), Axmed(Sade), Xuseen(Tanade),Yuusuf(Awrtable) iyo Ciise.

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:18 pm
by Sadaam_Mariixmaan
so whats the real name of Dir and Hawiye?

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:19 pm
by Hiiraan boy
[quote="Sadaam_Mariixmaan"]so whats the real name of Dir and Hawiye?[/quote]

Dir iyo Hawiye. no other names.

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:21 pm
by Sadaam_Mariixmaan
Then who is the father of Hiil?

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 4:24 pm
by Hiiraan boy
Waxaa la sheegaa in Hiil uu yahay nin ka soo farcamay Cuqayl binu Abii Taalib oo ahaa suubanihii Maxamad ahaa (s. c. w.) ina adeerkiis

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Tue Apr 10, 2007 8:05 pm
by Sadaam_Mariixmaan
no his a Cushitic Cool

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 1:04 pm
by Hiiraan boy
DADKUBA WAA SAB IYO SAMAALE

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 2:11 pm
by Skippa
Madoobe, Mahe iyo Mandaluugba futada iska gali.
Gorgaatuhuna muxuu ahaa? walee waa qoti aan biyo is marin
Isaaq has nothing to do with your oromo mythical forebears ha isku qasbin! Laughing

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 2:13 pm
by Advocatar
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing , that was harsh!

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 2:14 pm
by COSTA
^^Skipa dont run from your brothers Madoobe, Mahe iyo Mandaluugba Shocked Laughing Laughing Laughing

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 2:34 pm
by Skippa
Costa,

saaxib geelayaguna ma wada daaqo anaga iyo collectionkan abooga ah... sheekada ula tag that little faggot kisser aka faqash killer isagaa ka soo tafiirmay Mandaluug iyo Madax kuti! Laughing Laughing

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 2:37 pm
by Ina Baxar
Laughing Laughing , Skippa l'ancien comment ca roule cousin?
Maxaa dhacay niyoow , you were known for your diplomatical attitude.

Re: Hiil wuxu dhalay Sab iyo Samaale

Posted: Wed Apr 11, 2007 2:37 pm
by Hiiraan boy
saqajaan waaxid

tolkada maxaa uu cayee