[quote="DawladSade"]war somalia is dead, raja kama qabo! over weeye, finished, faniito...waan isku maaweelineynaa but it is done and not coming back, how i used to love it now i can't even stand the name
[/quote]
Somalia is not dead and was never dead the nation waked up from a coma the day they were smart enough to elect His Excellency President Abdullah Yusuf in to Office.
Today is another great day for Somaliweyn as it's capital city has had a major clean up. The dowladiid have been defeated.
DawladSade just cause your Qabil is dead don't translate to Somaliweyn please, excuss yourself.
Somaliyaay toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taag daranee
Taageera waligiinee.
Ummadyahay mar kale toosoo
Calankiinna wada tiirshoo,
Danta guud ku taagsada oo
Isu wada tanaasula eey.
Tawaabkoo qudhaa bixiyoo
Gobannimada taam ka dhigee,
Rabbi toobad weyddiistoo
Talo saarta Weynaha eey.
Qabiilkaad ku tookhdaan baa
Qawmiyaddaada kaa tira oo,
Tayo li'ida qoysqoyskaa
Idin bada tabaalaha eey.
Inuu Naar ku taro mooyee
Dagaal ehel ma taabaggalee,
Shacabkaa in loo tudho oo
La tabantaabsho kaa mudaneey!
Curaddadaada taargo'ayaa
Tiiraanyo qaran weeyee,
Walaalkiis kan tooganayow
Adays jaray tagoogaha eey.
Quruun teeda hanan weydaa
Tiqo kuma leh dunideenee,
Adduunyada ka tamin qaadtoo
Assaagiina tiigsada eey
fagash_killer keep up the good work.