Guy: "Garanka madow iska bixi walaal."
Girl: "Garan ma aha ee waa jidhkeygii"
Guy:

Moral of the story: SAY...NO...TO..... SKIN BLEACH

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Hiloowle wrote:Sheekadaan inaa maqasheen ma ogiyee, ee kii maqlin waa tanaa.
a
Xarfankoo Dhoore la dhaho aa kasoo baxay Burco oo Xamar uu usoo socday. Ceelgaab uu kasoo dagey. Xaafadii uu kusoo dagi lahaa baskiis aa losoo tilmaamey. Baskii soo qaatey.
Booskuu fadhiyey laba laba loo fadhiisan jiray oo midaa bananaa.
Bas marka, baskii markuu dhaxda soo maraayo aa Xarfaantoo xarageyneyso soo kortay. Dhinaca xariifkaan Dhoore fadhiyey ay soo aadey. Inuu ka dhinac u baneeyo ay rabtey, lakiin waa u baneen waayey. Markaas ay saan ku dhahdey:
"Duqa, jug dheh."
"Jug." Xarfankaan inii 'jug dheh' oo jug la dhahaayo uu u maleyaa nooh. Iyadana inee durug dhahdo ay rabtaa.
"Ar laa ilaah ila laah, ar jug dheh nooh. Maxaa isku dhagooleynee?"
"Jug."
"Ar kan intee laga keeney. Jug maba yaqaano nooh. Ar jug dheh yaqeey."
"Jug."
"Ar dhoorahaana maxaas ahaa."
"Dhoore?" Ileen xarfaankaan Dhoore magaciis aaba la dhihi jiree, waa yaabey nooh. Inee taqaan uuba u maleyaa. "Huuno, kumaad ahayd. War ileen magacii waa uun gareneysay?" Ninkaan ku qabo uusba bilaabey. "Ina adeer ii sheeg ma Habar Yaxaas baad ahayd?"
"Mayaa, habar libaax badeed lee."
"War maxaa ku hadleysaa?"
"Adaa iga daran nooh. Habar kulahaa. Ma ii jeedid miyaa horta iniis gabar abuu siibito ahay."
"War Habartaa uun maa ku weydiyee, ee iisheeg ma Habar Yaxaas baa adiguun?"
"Waa kuu sheegey habar libaax badeed lee ani."
Ar bas sidii sii la iskugu qeylinaayo lee lagu kala tagey nooh. Tana 'habarta' u maleyso inee tahey caytin, asagana u maleyo inee 'dhoore' loola jeedey magaciis.
Ar Soomaali maxee af jini ku hadlaan.
_______________
Macsalaama!!

waryaa wrote:green, talkin about maser. nin aa nagtisi mingis ku dhacay. Wuxuu u shaqeeya naagta mingiska tunta then he said to is wife lacag mahayo ee my employer aan free misgis tumi kasoo dhameenaa. coolWuu soo noqday habeki wuxuuna xaskisa ku dhahay nagti way ogolaatay inay mingiska kaa tunto lakin madama lacag heen she proposed inaa ayadana guurrsado. Adina mingisaa lagaa tumaa ayadana niney helee anina lacagtii badneed aa ii baaqaneeso. Qoftu bilo ay sariir sarneed jiro darade. Lakin malintaas sarirtay kasoo booday and said wax aa arooseyso majirto anina ma jirani. Mingiskii wuu ka baxay that moment ay maqashay naagaa la aroosaa.
Sheekada magacerda: Mingis iyo maseer yaa xoog ween.

Maseer of course.

Salaadii Cishahana afar rakco aan ku ogaaye, lakin ayadoo sideed mareyso aan kasoo tagay, walinaa waa sii socotay
marka reer magaal cunto iska dhaafe salaadii xitaa kor ey usii socotaa
war dee inaga hadh maqsiinkaadii yaranaa waan kaaga baxnay ee"