Anigu nin Ilaahey yaqaan baan ahay , ninkii Ilaahey ka baqa na ka gaabsada . Inan kaa yare hyperactive la yidha ee Ogadeen baa maalin i yidhi
" adeer mar mar karkood dadka waa ligi aamusa " Waana runti walle > Ha ii yeedhanina baan idin leeyahay , waa haddu af soomaligu idin galo , anigu sawaaxili ma aqaan e .
reero iyo gobolo aanin war ka haynin maxaa afaarahooda ku geliyey. Adiga taada ka adkow. Hadaad wax samaynaysid AIDS rateka Berbera meeshu maraayo waad la socota. Idoor weligood dhaqan la'aan waa lugu ogaa reeraha kaa gobsan afkaada ka jeeso idooryaho liita.