Page 1 of 1

Politics- Maakhir State of somali

Posted: Tue Apr 15, 2008 8:14 am
by ABAADDIR
:somalia: waxan aad iyo aad u taageersanahey dhisidii iyo shaqeyntii maamul gaboladeed-kii maakhir state of somalia waxaan aad ugu rajo weynahey in maamulku wax u qaban doono shacab-kiisa , madax-weyne col jabriil cali salad-na waxan rajeynayaa in uu mas`uliyada uu shacab-kiisa u qaadey in uu ka soo baxo :somalia: Maakhir state :somalia:

Re: Politics- Maakhir State of somali

Posted: Mon Apr 21, 2008 5:56 am
by The_Emperior5
somaliland soo raac :somaliland: