Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen SNM

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen SNM

Post by Siciid85 »

Image



Widhwidh(Jidbaale.com):-Hal gaadhi oo ka mid ahaa Tiknikada Beesha Jaamac Siyaad ayaa saaka isu dhiibay Malayshiyadda SNM ee ku sugan magaalada Widhwidh , gaadhigaas oo uu waday Bidaar Xasan Madoobe.






Bidaar Xasan madoobe Iyo xubno kale ayaa markii ay soo galeen magaalada Widhwidh waxay u galeen malayshiyadda uu halkaasi ku haysto Mahad Canbaashe, waxaana wararka naga soo gaadhaya magaalada Widhwidh ay sheegayaan in ay isla markiiba gaadhiga uu codsaday Bidaar Xasan Madoobe in la siiyo lacag abaal marin ah maadaama uu gaadhiga kala soo goostay hogaanka SSC.

Waxaana ay warraku intaasi ku darayaan in ay malayshiyadda SNM sheegtay in ay abaalmarin siindoonaan Bidaar Xasan Madoobe iyo raggii la socday, dhinaca kale waxaa la hadal hayaa in inta hadhay iyaguna ay dhawaan ku soo biiri doonaan malayshiyadda SNM, iyada oo tinikadan beesha Jaamac Siyaad hore looga soo saaray magaalada Garoowe looguna talo galay in deegaanka maqan waxlooga qabto.

Beesha Jaamac Siyaad ayaa hore loogu eedeeyey in ay iyagu hormuud ka ahaayeen ciidamada SNM ee haatan ku sugan deegaanka SSC, waxaana xilligii ay ciidamadan so galeen ee ugu horaysay horkacayey Yaasiin Xaaji Maxmuud Xiir, intii ka danabysayna waxaa hormuud ka ahaa malayshiyadda SNM Cali Sandule iyo Mahad Canbaashe.

Ilo Xogogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in muddooyinkii ugu danbeeyey wasiirka ganacsiga ee SNM C/risaaq Dawdar hawlo badan ka waday gaar ahaan sidii tiknikada Jaamac Siyaad ugu gacan galin lahaa SNM.

Arrintan ayaa waxa ay muujinaysaa kala daadsanaan badan oo haatan hadhaysay Hogaanka SSC iyada oo aanay ciidanku lahayn hogaamiye, dhinaca kale waxaa soo xoogaysanaya kala qaybsanaanta bulshadda Dhulbahante iyada oo gudaha iyo dibadaba aad loo kala shaqyanayo, waxaana soo shaacbaxady natiijooyinka iyo kala fogaanshaha hogaanka, NSUM iyo madax dhaqameedka oo dhamaantood si dadban boqnaha isu goynaya,, iyada oo labada maamul ee Hargeysa iyo garoowena ka shaqaynayaa sii kala fogaynta bulshadda SSC, waxaase bulshadda SSC aad isu weydiinaysaa natiijayada ka dhalata xaaladan halka ay saldhigan doonto , iyada oo uu maantana hadlay Garaad Abshir Oo sheegay in ay codsanayaan in mamaulka Hargeysa nabad la qaato.
Last edited by Siciid85 on Fri Aug 20, 2010 10:35 am, edited 1 time in total.
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Keyse_0208 »

Siciid85 wrote:sheegayaan in ay isla markiiba gaadhiga uu codsaday Bidaar Xasan Madoobe in la siiyo lacag abaal marin ah maadaama uu gaadhiga kala soo goostay hogaanka SSC.
how much do you think one of these tinkios is worth siciid.?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

Keyse_0208, i think it's worth alot can't give it a accurate estimate though but what i know is it will be hard for SSC to replace that 1 since the organisation is kind of bankrupt and the organisation is living off the caydh of the diaspora so diiran. :lol:
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by malakumod »

tikhnikadii beesha jaamac siyaad kulahaa.
since when did one car become many cars.
this was one car that was robbed by the two guys and now one of them is under arrest.
furthermore that car was robbed was not armied and will be returned back in the next couple days.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

I don't think the tikniiko will be returned already ninkan la baxay Bidaar Xasan Madoobe ba gacanta uu galiyey somaliland, and in return he will get some little mushaar to feed his family.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by malakumod »

Siciid85 wrote:I don't think the tikniiko will be returned already ninkan la baxay Bidaar Xasan Madoobe ba gacanta uu galiyey somaliland, and in return he will get some little mushaar.
looooooooooooool look at this laangaab ina gumeed telling me about a story i know every little detail about just becuase he read one little shitty article that was actually written 6 days after it happenned. first of all bidaar xasan madoobe was the original drive of the car and he is in buhodle. the car was taken by another two men without his knowledge, one of those two men is under arrested and his family are in the proccess of returning the car. today the car is mahad canbaashe and it still remains the in the hands of jaamac siyaad. so next time discuss something you may know something about like the endangered idraays that i have never heard of. if you count them now verify their lowly numbers i may pays a little mushahar by sponsoring some of them by opening a conservation to create a breeding programs for them.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

aryaa anigu i deal with sources not nacnac if you bring me what your websites said about this car being returned markas ba serious lagu qadanaya inta kale nacnac without sources waxbana kuma tarayso, last time i checked this wasn't about my sub clan giving out a tikniiko nor their numbers :lol: stay on topic.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by malakumod »

Siciid85 wrote:sxb anigu i deal with sources not nacnac if you bring me what your websites said about this car being returned markas ba serious lagu qadanaya inta kale nacnac without sources waxbana kuma tarayso, last time i checked this wasn't about my sub clan giving out a tikniiko :lol: stay on topic.
now be a good boy and shhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
given up tikniko kulahaa, since when was gudada 7 and mahad canbaashe anything but jaamac siyaad.
horta it alawys makes laugh when lowly people and waxbayahays like you talk to be about 'somaliland' im ay ku fanaan.
do you know there is more jaamac siyaad in 'somaliland' then there is idiraays in this world, in fact there is more madhibaan in 'somaliland' than there is idiraays in the world.
marka sxb adiga 'somaliland' iyo waxaa waxba kama galin ee iska aamu your view here is irrelevent in this world
Last edited by malakumod on Fri Aug 20, 2010 3:31 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

:lol: :clap: somaliland baad haada ku fanaysa , good boy wa siida rabay somaliland wa daalkagii SSC iyo waxas dhambe yana laga maqliin. 8-) :sland: ama yaa laga maqliin wa lana haysta ama dhuulkayagii gumaysii bu ku jiira. :lol:
Last edited by Siciid85 on Fri Aug 20, 2010 11:49 am, edited 1 time in total.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by malakumod »

Siciid85 wrote::lol: :clap: somaliland baad haada ku fanaysa , good boy wa siida rabay somaliland wa daalkagii SSC iyo waxas dhambe yana laga maqliin. 8-) :sland: ama yaa laga maqliin wa lana haysta. :lol:
'somaliland' anigaa was sxb, ee the point here is to show you are nothing in this 'somaliland' you claim, waxba kuma lihid, waxba ka ma tihid, in fact cariga soomaali oo dhan waxba ka ma tihid, cid ku taqaan ma jirto, cid ku aragta ma jirto, markaas rabtaa in aad rag la murantiid, oo aad rabtaa in aad uga sheegeysid arimo aadan waxba ka ogeen. marka know yourself, know who are and know who you are talking to and know your place in society. adiga oo waxbayahay ah baad rabtaa in aad rag isku dhararisid. hada ka dib yaan ku maqalin adiga oo ka hadalaya arim aadan permission u lahayn in aad ka hadashid, marka aan ku dhaho aamuna waa in aad afka xidhid.adigu dagaal iyo waxaa ka ma hadli kartid. waxa aad la sheegeeysan kartaa oo kaliya waa dadka la heyb sooco oo qudha iyagana waxa aad kala hadli kartaa waa sida loo igaadh sido.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

:lol: war horta if you want to address me orod silsiilada gumaysiiga kugu hayo col.dhancade iska so fur ileen anigu nin xiiraan maxa kala dooda. :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

d/p
Last edited by Siciid85 on Fri Aug 20, 2010 11:57 am, edited 2 times in total.
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by malakumod »

Siciid85 wrote::lol: war horta if you wan to address me orod silsiilada gumaysiiga kugu hayo col.dhancade iska so fur ileen anigu nin xiiraan maxa kala dooda. :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
tamartaatu maa waa intaa ee maxaan kala hadla waxbyahay adiga oo kale ah.
marka aan ku qof kula qolo ah argo baan ku jawabi doona. ileen hadeer waxa aad tahay internetka uun baan ku bartee :lol:
it is waste of my time to talk to a person of your calibre :down:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by Siciid85 »

Malakumod, jamac siyaadkan aad ku walatay wa la garacaya siidi gabadhyar oo kacsan :mrgreen: , waxana kugu iimaanaya yagoori and i will make you wear a red diraac for my own entertainment, and you will say "gun baan ahay ganbo cad baan xidhnahay iyo gar nagooode gaashaaditda siideedo oo kale ban guur u sugaya aniga iyo hablaha walano galmooda godobteyda Idarays walaga ma goostaan" :lol: :mrgreen:
Last edited by Siciid85 on Fri Aug 20, 2010 11:59 am, edited 1 time in total.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Tiknikadii Beesha Jaamac Siyaad Oo Qaarkood Isu Dhiibeen

Post by GENERAL_SNM »

Siciid85 wrote::lol: war horta if you want to address me orod silsiilada gumaysiiga kugu hayo col.dhancade iska so fur ileen anigu nin xiiraan maxa kala dooda. :lol: :lol:
War Siciid Somaliland waa democracy, one man one vote cidna lama gumaysanayo.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”