Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Bohol iyo karaman » Wed Mar 25, 2009 10:56 am

Ina Gumeedkii habar xabuushed ba lagaa soo caydhsaday Dhulkii Dhulmahantee ama Tuulada Galgal Degaan dhulmahante.
Ceeb baa kaa dhacday ceelashii iyo baraagahay ka qoteenaa walaa dumiyeey oo waa lagaa awdey wanaa laa soo caydhsaday caraarkii burcay galbeed uu waydaarteen :lol:

Walee nin xabaashii kaa jinsii qabaan waxa iskaa celiin dhigiisuun baa latusaa markaasuu xaar ku waashaa; markaa nabaduu joogtonaa lagamaa fadhiyo birikh birikhdiisa.

BM) Galgal: Iyadoo mudo ku dhow 40 casho ay xaalad kacsan ka taagneyd deegaamada deriska ah ee Galgal iyo Qorulugud oo labada beel ee laba dhinac uu soo kala dhex galay muran kadib markii beesha Bariga burco ee dhulbalaadhsiga ku timid Qorulugud ay galgalna ka qodeen ceelal. Arintan ayaa sababtay xaalad aan caadi ahayn oo ay labada dhinacba isa soo hor dhoobeen malayshiyaad hubaysan.



Waan waan badan kadib markii la isku dayey oo ay waxba ka suuroobi waayeen dhinac Bariga Burco oo ku adkaystatay inaysan joojineyn dhul balaadhsiga iyo qaska, ayaa malayshiyo aad u hubaysani oo ka timid dhinaca Buuhoodle ay maalintii shalay aaseen ceelal ilaa 35 ah oo si sharci daro ah looga qoday Baliga Galgal gudihiisa.


Asitaankii ceelashaa ayaa dhalisay iska hor imaad labada dhinac kadib markii ay malayshada doolka ahi ay tacshiirado ku fureen ciidankii aasayey ceelashaa.



Isku dhac qaatay saacad ayey labada dhinac isku weydaarsadeen rasaas kadibna malayshiyadii doolka ahayd ayaa dib ugu noqotay dhinaca Qorulugud. Is rasaasayntaasina maysan dhalin wax khasaare ah.

User avatar
The Magnificent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2463
Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby The Magnificent » Wed Mar 25, 2009 1:18 pm

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

I think I heard that it was 2 subclans of Dhulbahante against the entire Sii Baakhti-clan (Habar Jeclo)...YET the Sii Baakhti were chased, and lost the illegal wells they try to build. Allah is with the good and pure-hearted people, and that's the Daarood clan family. 8-)

I knew Sii Baakhti had no skills of fighting, or bravery whatsoever...it's obvious. However, I know they'll go into crying for all the other Habars' to come in and help them fight... :lol:

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby LiQaaye_TDH » Wed Mar 25, 2009 1:51 pm

Bohol iyo Cuqdad aya is leh....Habar Jeclo soldiers weligood lagama guuleysan :lol:

Xaalada guud ee Gobolka Buuhoodle aya Maanta degan, marki shalay dagaal yari ku dhexmaray laba ciidan oo isko horfadhiyay Degaanka Galgal oo Magaalada buuhoodle uu jirta 27km. Dagaalki shalay ayaa wax khasaare ah laga soo sheegin laakin waxa jira dhaawac laga soo sheegayo maleeshiyadi ka soo duushay Buuhodle, waxana dhaawacas la dhigay Dhakhtarka weyn ee ku yaala magaalada buuhoodle.

xagga kalena xalay aya ciidamo badani ka soo baxeen Degmada Qorulugud iyo coodanle waxaana xalay buux dhaafiyay agagaarka Magaalada Buuhoodle Ciidamo Beleedyo ka soo kala Gurmaday degaanada Beelaho ka soo kala jeedan, waxaana goobtas laga dareemaya sansaan colaaded.

dinaca kalena Shacabka Magaalada buuhoodle aya ila xalay werwer weyn ku jiray, marki la maqlay dagaalki ka dhacay Degaanka Galgal oo inyar uu jirta Magaalada Buuhoodle, waxana Laga dareemaya Magaalada buuhoodle Difaac culus haddi la soo weeraro Magaalada Buuhoodle.

Wararko waxey sheegayaan oo kale in hadda ceelalka laga qoday Degaanka Cusub ee Balliga Galgal Gaadhayaan ila 14 Ceel" qaar badana biyo ku jiraan, waxaana la sheegaya inay degaankan cusubi xagga biyaha hodan ku yahay, waxaana lago wada in laga qodo ceelal badan oo kale futurka.

weli arrinkan siyaasiin ka hadashay ma jirto, haddey noqoto dowlada Jamhuuriyada somaliland ama maamul kale.

Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Xamari_76 » Wed Mar 25, 2009 3:47 pm

Where on the map is Degaanka Galgal located?

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Babygirl- » Thu Mar 26, 2009 6:03 am

Ina Gumeedkii habar xabuushed ba lagaa soo caydhsaday Dhulkii Dhulmahantee ama Tuulada Galgal Degaan dhulmahante.
Ceeb baa kaa dhacday ceelashii iyo baraagahay ka qoteenaa walaa dumiyeey oo waa lagaa awdey wanaa laa soo caydhsaday caraarkii burcay galbeed uu waydaarteen :lol:

Walee nin xabaashii kaa jinsii qabaan waxa iskaa celiin dhigiisuun baa latusaa markaasuu xaar ku waashaa; markaa nabaduu joogtonaa lagamaa fadhiyo birikh birikhdiisa.

BM) Galgal: Iyadoo mudo ku dhow 40 casho ay xaalad kacsan ka taagneyd deegaamada deriska ah ee Galgal iyo Qorulugud oo labada beel ee laba dhinac uu soo kala dhex galay muran kadib markii beesha Bariga burco ee dhulbalaadhsiga ku timid Qorulugud ay galgalna ka qodeen ceelal. Arintan ayaa sababtay xaalad aan caadi ahayn oo ay labada dhinacba isa soo hor dhoobeen malayshiyaad hubaysan.



Waan waan badan kadib markii la isku dayey oo ay waxba ka suuroobi waayeen dhinac Bariga Burco oo ku adkaystatay inaysan joojineyn dhul balaadhsiga iyo qaska, ayaa malayshiyo aad u hubaysani oo ka timid dhinaca Buuhoodle ay maalintii shalay aaseen ceelal ilaa 35 ah oo si sharci daro ah looga qoday Baliga Galgal gudihiisa.


Asitaankii ceelashaa ayaa dhalisay iska hor imaad labada dhinac kadib markii ay malayshada doolka ahi ay tacshiirado ku fureen ciidankii aasayey ceelashaa.



Isku dhac qaatay saacad ayey labada dhinac isku weydaarsadeen rasaas kadibna malayshiyadii doolka ahayd ayaa dib ugu noqotay dhinaca Qorulugud. Is rasaasayntaasina maysan dhalin wax khasaare ah.
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Mataan_Ciideed
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1963
Joined: Sun Apr 10, 2005 11:24 pm

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Mataan_Ciideed » Thu Mar 26, 2009 11:26 am

first it was keyse, and now it's bohol iyo karaman. ileen nimanku were biting their lips, waiting for something!. :lol:

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Babygirl- » Thu Mar 26, 2009 3:25 pm

Image

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Siciid85 » Thu Mar 26, 2009 7:03 pm

^^^Is that dude drinking caano geel frapachino..son of a b1tch. :lol:

yeyleboy
Posts: 5
Joined: Sun Mar 01, 2009 2:15 am

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby yeyleboy » Thu Mar 26, 2009 10:11 pm

chase them flower ass hj away meesha mawaxay umaleeyeen laaskoo kale war meeshan rag baa gaar uleh meel cid kadhaxaysa maahaa

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Voltage » Fri Mar 27, 2009 2:54 am

Babygirl waa warlord caadi ah :lol:

User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: H/Jeclo Galgal Lagaa soo bacsaday

Postby Somaliman50 » Fri Mar 27, 2009 5:49 am

Image

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
mooryaan :down:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests