Samaroon dibada laga soo wado weeye waxani.
Reer reer xareed-ka la yidhah bay is haystaan hadda, kuwaasey isku abto yihin !
Dhexdhexaadin baa loo sameeyay , oo reeraha SL dega oo dhan baa soo galay .
Way diideen samaroonki oo waxay yidhahdeen , Isaaq bay u badan yihin ergooyinkan reeraha somaliland ka tirsan ee nabad doonka aad ku sheegaysan
Of course , reeraha ugu badan e SL dega waa Isaaq
Wa la inagu kibriyayay gadabuursigi , haddan run idin sheego , aniga ii abti ma'aha isma na soo gaadhno , haddi Jibril Abokor keyga lagu sidayo, Borama ayay ka guurayaan , iga walle
.. waxa inagu kibriyay na waa HJ iyo HY