Moderator: Moderators
ina cali shire manad aqoon wuxu aha Suldaanki warsangaliga Laas qoray ayey xaruuntisu ahayd, Berigi danbe Marku Sii gaboobay Qollo Habarjeclo ah aya hellay o Badhida ka toogtay his grand grand son is now With Somaliland I think he is a member of golaha guurtida

horta warsangaliga nin kaliyaanu ka hayna oo somaliland la jira wa dhashi Ina cali shire.Waar yaadhaa reerku waa pro Somaliland. Wakhtigii civil warka way ka soo horjeesteen MSB.
horta warsangaliga nin kaliyaanu ka hayna oo somaliland la jira wa dhashi Ina cali shire.Waar yaadhaa reerku waa pro Somaliland. Wakhtigii civil warka way ka soo horjeesteen MSB.
wa suldan sicid suldaan abdisalana suldaan maxamuud suldaan cali shire cid kale kama hayno horta waan maqli jiray inay ina siyaad bare ka so horjeedssadeen laakin dhafoorqiiqay raaceen, Laakin horta snm nin kaga ma jirin
Loolz wa run laakin nin qudh ah ayaa inagala jooga reerkaas oo dhan 4 kursi na barlamaanka somaliland bay kuleeyihin warsangaligu Wa run nimankani buuraha bariga sanaag bay iska daganyihinBro. Reerka isku degaan ayaanu nahay. Reerku waxna ku yeeli maayaan waxna kugu kordhin maayaan. No faa'ido no Khasaare "Shar iyo kheyrtoona .
Dhulbahantaha ayaa ama ku wax kugu soo kordhin ama wax ku yeeli kara.
RW
During the 10 months I spent in Somaliland in 2008, my best friend was Warsan Gari straight out of maakhir with that little Ceer gaabi accent.
My roommate in college and years after that was also Warsan gari....nice dude but yara booda
They're very cool and sophisticated people in general. Very nice looking girls too. I have nothing but good things to say about Warsan gari.
Despite of what you see here in Somalinet sometimes, Mareexaan are also very cool people. They’re very straight forward, no BS. What you see is what you get, no back stabbing. Plus, waa niman dhaqan jecel oo la kala gar baxi karo.
It is Warsangali ....
Dhagabacayl qabiil is just for ignorant people in my real world...the most religious cool people in Seattle are all Isaq..in this city all the Isaq older people are religious oo kuli Masjidka ku xiran...
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 28 guests