Maanta jabhadki daacabuu ku hadlay.Calanka waddanka ay sitaan berigaynu ka mid ahayn aynu "minority"-ga ku ahayn ,dareen-keena markaynu dhiibanay sida ay dowladda qabilka dadkaasiay ka mid yihin ,ay inoo la dhaqantay ,tariikh-da calaamka ayay ku jirta . Maanta waa idinkaa iska arkaya halkeynu ka joogno. Allah is always watchful ! Reerkii talada Somalia 20 sannadood soo hayay ,wixi dowladiisa hor istaaga ,caddow bu ku sheegi jiray ,xabad na wuu ku furi jiray .Anagu nin waliba xorriyadaas uu Ilaahey inagu dhalay baynu u ogolnahay .Allahu Akbar !