Somaliland forum oo xorowdey, maamuul xeer iyo dastuur leh
dadkuna xamdi eebe joogo,General forum layga daari maayo
ceebtii nagama guurin,xanuunkii maan ilaawin
ninkii xiisaynayoow qarxis dambe yeeli mayno
annagu general forum dooni mayno,xumaana ugeysan mayno
xeerkii laba maamuuliyo xidhiidh baa naga dhexeeya