sory guys this suugaan is bad but it made me laught to death in some points, man Gahayr was ass hole
Ma-Anaa
Cabdi Gahayr, (Idagale)
Gabaygan wuxu Cabdi ugu Jawaabayaa nin Ina Badhe-Tuug la odhan jiray oo Ciise-muuse ahaa. Ninkaasi wuxu gabay ugu soo hiiliyey Sacad-muuse oo Ciidagale ayuu ka hiiliyey (Gabayga ma hayo ee waan baadi doonayaa). Wuxu yidhi Cabdi Gahayr oo ninkaas iyo tolkiisba si aan wanaasanayn u caayayaa:
Hadday dayro qoyskaaga taal waa la qariyaaye
Qormadii ragiinii la dhigay way qudhmuuntahay
Qosol naaguhuu ugu kordhaa qaawinta habeene
Qadhiidh laguma soo helo wixii quufla kaa tegaye
Hays moodin reer Qaadunkaa qiimadaa koraye
aduunbaa qareen moodayee kuma qariibshaane
qabiiligu ha loolamo sidii laba quruumoode
qabno iyo laxaad lama gudnanid qaranka Daa´uude( )
qaraamaad ma siiniyo martida quula loo dubaye
qunbe iyo wankiyo goolashaa lagu quraacshaa
waxa qiimigiini bedelay waa qadoodiga´e
qiyaamihi ifkuu idinku helay qiranna maysaane....(he is refering that qiyaama came to ciise muuse while they are in aduunyada )
maanaa qubuuraha siyalay idinku qaadhaanshay
qormadiina maana ka dhigay qoorriyada xeebta
hablihiina maana u qoray dhuxusha qaadaaya(he is dising ciise muuse girls )
qolqolkiina maana ku xidhay qaalinka candhoobay
maana arliga qaybiyey oo qoobad idin siiyey(he is abusing ciise muuse land )
idinkiyo qodaalkuba horaa qurux u weydeene
sidii eebahay kuu qadshaan kaaga qaanacaye
Gabaygan waxa ka jawaabay gabyaa aan u malaynayo Hurre Badhatuug. Jawaabta oo aan na soo wada gaadhin waxa ka mid ahayd;
Qabni adag haddaad leedahoo lagu qaboobaayo
Inantaadu niman qaadka cuna uma qabbaanteene(he is saying why your ciidagale girls always with niman qaadka cuna )
Maanaa hablaha qaybiyoo kaa qarribey taada(he is dising cidagale girls)
Qabuuraha waxaa gala kuwoo qaammudkood galaye
Malaa idinku kiinnii qudh-baxa waabad qalataane( dam he is saying you gauys cidagale may be you eat your dead ones )
guys there is nothing qabiil about this we know all above is ulshit but it just make me laugh to death walaahi