haa laamida ka soo dhacaysaa dhincaa buurta waxaa u eg laami fiican bay u egtahay....sideeda kale Magaaladu way camirantahay...wada whats good for you is good for me, Awowgii la gubka Riyaale iyo waxa la qadaabsada meel noo dhaafiya uun.
looool@awooowgi la gubka haa riyaale mucaraad farra baddan bu leeyahay xiligisi wa iska gaba gobe Somaliland new leadership wanu dhaqajinayna bi idmilah