Moderator: Moderators
I am gona watch later ,damn wanna see arabsiyo !
walee idoor wuu tashaday
Your Feedback were greatly appreciated sxb.walee idoor wuu tashaday
Raghtwing wadani
habar wadaag horta aniga aabahay na xita gabiley ma'arag , I appreciate the shout out , We're from Arapsiyo .
Thank you though for your vid . Midda kale i see what they have done with the roads . berigaan anigu joogay laamiyada magaalada Hargeysa , daamur bay wada ahaayeen , laakiin waxan filaya iney godaadki kolba daamurka ka dhex dilaacayay e gaadiidka cawirayay iney wixii ba camuud ku dul shubeen , sida ay xabashidu yeesho
Sida kale ma xuma , laakin inaad Arapsiyo ku yara hakayso baynu kaa rabnay , intaad xooga yaro khudrad ah ka yarea iibsato hablaha , kind of stimulating the local economy
Thanks you again habar wadaag !
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests