Inagarre and the battle of Hobyo
Moderator: Moderators
Inagarre and the battle of Hobyo
"The British authorities decided to remove Suldaan Al Yusuf Kenadid from hobyo. They appointed Major Muse Igarre to be incharge of the operation, named "Hammer Hobyo" he had with him 200 soldiers from somaliland camel corps and 100 indian soldiers from the Punjab."

Last edited by Siciid85 on Fri Apr 30, 2010 10:39 pm, edited 2 times in total.
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Inagarre, took part in a big role helping the sacads, this is where the Irir alliance began. 
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Geesi Geesi dhalay.
"In the year 1921, an Issaq leader Haji Muse Igarre, brought the sacad over ten
thousand rifles, to help them fight against Suldan Yusuf Kenadiids domination."

- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Whats the title Of the book you got it from
Xaji Muse farah igare
Xaji Muse farah igare
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
It's called Search for a new Somali identity, history and politics of somalia, laakinse the full version is not available fully i am trying to find it, check your PM.
Xaaji Muuse oo hormood ka ahaa hawl-galka qorshahaas waxa uu soo jeediyey Istiraajiyad dagaal oo u dhignayd sidan:-
1. In Markab kuwa Dagaalka ah oo sida hub iyo Saanad Ciidan oo kala loo diro Deegaanka Hobyo.
2. In Ciidan beeleed ka soo jeeda Beesha Hawiyeoo ku hubaysan Qoryaha Fudud oo tiradoodu ku dhawaanayso Kun Askari laga hawl-geliyo Deegaanka Hobyo.
3. In labada Ciidan ay waqti isku mid gaadhaan Magaalada Hobyo.
Haji Musa farah.

The battle in somali details. Kenaadiid vs Haji musa Farah -Igarre
Xaaji Muuse oo hormood ka ahaa hawl-galka qorshahaas waxa uu soo jeediyey Istiraajiyad dagaal oo u dhignayd sidan:-
1. In Markab kuwa Dagaalka ah oo sida hub iyo Saanad Ciidan oo kala loo diro Deegaanka Hobyo.
2. In Ciidan beeleed ka soo jeeda Beesha Hawiyeoo ku hubaysan Qoryaha Fudud oo tiradoodu ku dhawaanayso Kun Askari laga hawl-geliyo Deegaanka Hobyo.
3. In labada Ciidan ay waqti isku mid gaadhaan Magaalada Hobyo.
Keenadiid, oo isagu deegaanka Hobyo xukumi jirey, waxa la joogay laba boqol oo la taliye (Consultant), waxana uu haystay ciidamo badan oo ay ku jiraan tiro ciidan ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeday Jasiirada Sinsibaar.
Geesta kale markii Markabka Dagaalku gaadhay Magaalada Hobyo, isla markaana la dhameystiray isku dabo-ridkii Ciidan beeleedkii deegaankaas laga qoray, waxa Subaxdii labaad, goor ku began waqtiga aan Nin iyo Geed la kala garan ay ciidamadu deegaanku si fool ka fool ah weerar ugu qaadeen Qalcadii uu degenaa Keenadiid, iyada oo ay dhinaca Badda-na uu Markabku Madaafiic kaga soo Garaacayey. Hase-yeeshee, markii Saddex maalmood uu Dagaalku socday waxa ciidamadii xulafada ahaa ee uu madaxda ka ahaa Major Igare u suurtogashay inay qabsadaan Qalcadii uu Keenadiid Degenaa, iyaga halkaa ku qabtay Keenadiid, 50 ka mid ah Ciidamadii Sinsibaariyiinta, Caa'iladoodii iyo kooxo kale oo taageeriyey, isla markaana Cagta mariyey kuwii la dagaalamayey.
Maalin ka dib gunnaanadkii Dagaalada uu Major Igare amar ku bixiyey in wixii ka soo jeeda Beesha Cumar Maxamuud ee Marjeeteen ee hawl-galkaa lagu qabtay lagu celiyo Magaalada Gaalkacayo iyo Keenadii la saaro Markabkii Mine-war-ka ahaa, isla markaana 50-kii Sinsibaariyiinta ahaana loo dhoofiyo wadankoodii, waxana uu maamulkii iyo gacan ku hayntii Deegaanka magaalada Hobyo ku wareejiyey Odayaasha Dhaqanka iyo wax-garadkii Beelaha Hawiye. "Haddii Keenadiid Amar Danbiyo Aabi laga waayo, Waa Hiil Igarow Hawiye Oof kasoo celisay oo aabo lagu yidhi". Waxa ay tuducyadaasi ka mid ahaayeen Maanso amaan ah loo tiriyey ka dib gunnaanadkii hawl-galkii Hobyo.
Dhinaca kale intaas kumay ekayn Istiraajiyada Dagaalkani, balse waxa kale oo qorshuhu ahaa in tallaabo tan la mid ah laga qaado Boqortooyadii Suldaan Maxamuud Cali Shire oo ka mid ahayd meelihii ay taageerada ka heli jireen Daraawiishtu, taasoo fadhiisinkeedu ahaa Magaalo-xeebeed-da Laasqorey ku taal Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland. Major Igare iyo Masuuliyiintii kale waxa ay soo raaceen Markabkii Minawaar dhinaca Magaalada Laasqorey.
Suldaan Maxamuud Cali Shire oo uu Abti ugu toosna Xaaji Muuse Igare, isla markaana isu arkayey Nina an la sinyan Keenadiid oo aan loola dhaqmi doonin sidii laga yeelay, ayaa 6 Maalmood ka dib hawl-galkii waxa uu Markabkii ku soo xidhay Dekedda Magaalada Laasqorey, ka dib-na Xaaji Muuse waxa uu fariin u diray Suldaan Maxamuud Cali Shire, isaga oo ugu dhiibay Magaciisa la odhan jirey Cali Cabdalle Xasan, taasoo uu ku wargelinayey in uu Markabka ugu yimaado, si loo siiyo Hub lagu taageerayo maamulkiisa.
Hase-yeeshee, Suldaan Maxamuud Cali Shire qab weyn oo is-biday awood badan waa uu diiday, waxana uu faray ninkii fariinta u keenay- In waa Suldaan Maxamuud Cali Shire'e aanu aqbali doonin in uu Markabka fuulo, isla markaana isaga oo beerlaxowsana waxa uu Xaaji Muuse dareensiiyey inuu aaminsanin in aanu ula dhaqmi doonin Sidii uu ka yeelay Keenadiid, maadaama uu waalid u yahy.
Si kasta ha ahaatee, markii fariin soo gaadhay Major Igare waxa uu go'aansaday in ay ciidamadu hawl-gal deg- deg ah ku dhaqaaqaan si loo soo qabto Suldaanka. Ka dib markii uu hawl-galku socdat qadar kooban waxa si dhib-yar Ciidamadii u soo qabteen Suldaan Maxamuud Cali Shire, waxana la keenay Markabkii, halkaasoo uu Xaaji Muuse ku maxkamadeeyey Suldaanka iyo Keenadiid, kuna xukumay Xabsi dhan 10 Sanno, oo ay ku xidhnaan doonaan Jasiirada la yidhaahdo Siishalis, oo markaa Ingiriisku gumaysan jirey.
Haddaba ka dib 10 Sannadood markii ay labada maxbuus soo dhameysteen xabsigoodii waxa saamaxday dawladii Ingiriiska, isla markaana waxay Keenadiid ku wareejisay Ciidamadii Talyaaniga ee joogay Magaalada Asmara oo waqtigaa talyaanigu gumaysan jirey, halka Maxamuud Cali Shire-na uu Ingiriisku ku soo celiyey Magaalada Hargeysa.....La Soco Caddadka Dambe

21 Gun salute to Risaaldr Haji Musa Farah - Inagarre the man who destroyed the last remaining jabarti kingdoms, no wonder they hated him.

-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
God damn ingriis took away our slaves, I could've had a plantation full of Sacad today. 
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Paidmonk, Ingriis Carre - destroyed the majerteenia kingdom alongside the tuna kingdom.

-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
No, Ingriis Empire took away my slaves not some shoe shiner guy named after the queen's exploits.
One day we'll be back in Hobyo to rebuild civilization for the Sacad.
One day we'll be back in Hobyo to rebuild civilization for the Sacad.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Ina igarre was the mastermind Behind this Operation he armed the The Sacads against the majeeerteen, And Mobilized them ,U were using the power of your italian masters, ina igare could care less About Italians All he did was provide Arms to the Sacads So they can whooop you and your italian Masters , ina igare Was a master in warfarepaidmonk wrote:No, Ingriis Empire took away my slaves not some shoe shiner guy named after the queen's exploits.![]()
One day we'll be back in Hobyo to rebuild civilization for the Sacad.
i dont need to tell you what he did at The battle of hagoogane.
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Paidmonk, where does it say it was british soldiers that destroyed majerteenia kingdom? there was somaliland camel corps - Somaliland natives and Punjabi - Indian soldiers led by Inagarre and the mastermind behind the operation and armed the sacad heavily with 10 thousand rifles, and then suldan yusuf kenadiid was captured and shipped to asmara. 
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
You're acting like the shoe shiner acted on his own accord and assembled a team to go to Hobyo.
He was not smart nor opportunistic like Yusuf Cali who went to Yemen to assemble his kingdom, we're talking about a shoe polisher who first and foremost served the queen and never himself nor his clan, at least Keenadiid came before the Italians and fought for his slaves.
He was not smart nor opportunistic like Yusuf Cali who went to Yemen to assemble his kingdom, we're talking about a shoe polisher who first and foremost served the queen and never himself nor his clan, at least Keenadiid came before the Italians and fought for his slaves.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
paidmonk wrote:You're acting like the shoe shiner acted on his own accord and assembled a team to go to Hobyo.![]()
He was not smart nor opportunistic like Yusuf Cali who went to Yemen to assemble his kingdom, we're talking about a shoe polisher who first and foremost served the queen and never himself nor his clan, at least Keenadiid came before the Italians and fought for his slaves.
Where does it say Ina igare was a shoe shiner dont bring me those lies from newsweek xaji muse farah igare was born in the year 1848 he began his Career in cadan yemen Muse farah igare spoke 4 languages Arabic Hindu Somali English it does not state in any Single book written by the Colonialist that he ever shined shoes Major xaji Muse farax igarre enlisted in the British Eest Indian Colonial army he gained the his title Risadle Major in india where he governed an indian District in the late 1990 when he returned to somaliland he served isaaq interest he armed the isaaq to the teath While The jebertis were being armed By Italians he helped the sacad against the Majeerteen pupets in mudug This guy is a fukin hero man
Re: Inagarre and the battle of Hobyo
Dhabyaco boy paidmonk do not badmouth Mujahiid Egarre or i will grill you like we did to your people in hobyo and ship you off to asmara for the weakling you are.
Here is his biography if your interested, he was a policeman in adan before he came back to somaliland and promoted to native chief politician and warrior.
˛Hajjı Müsa
Frah˛ (here called by the nickname of ‘Igarreh’), the most trusted
and highest ranking Somali official in the Protectorate administration,
on whom he, in other letters, often heaped scorn. Risaldar-
Major Müs Fra˛, had started his colonial career as a policeman
in Aden. He had joined the Protectorate staff as a member of the
mounted police and distinguished himself during the British expeditions
against the Sayyid. In 1906 he became a ‘native chief politician,
and in 1912 he became ‘Chief Native Assistant’, . For Jardine, Müs Fra˛ was the
Sayyid’s counterpart, as he was in the pro-government camp
what the Sayyid was in the anticolonial resistance movement.4
Jardine, Mad Mullah, 77-8, 311-12; Sheik-Abdi, Divine Madness, 186-7
and PRO CO 535, vol. 42.
"A remarkable somali , Risaaldr Major Haji Musa Farah led a Somali army of 450 rifles a hundred mile across the Waterless Haud, picking up some five thousand local tribesmen on his way, attacking the Dervish camps and capturing several thousand camels and Sheep. This triumph was a blow to the sayyid, as his forces moved always with their families and depended on their livestock meat and milk."

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2926 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 2051 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 7 Replies
- 1098 Views
-
Last post by TheNewElectedWarLord
-
- 0 Replies
- 686 Views
-
Last post by SomaliTycoon
-
- 0 Replies
- 671 Views
-
Last post by neocon_2007
-
- 27 Replies
- 3060 Views
-
Last post by GIJaamac
-
- 6 Replies
- 2218 Views
-
Last post by Righteous
-
- 2 Replies
- 727 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 18 Replies
- 3220 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 41 Replies
- 13351 Views
-
Last post by Geeljire252