Udub wax badan ayay wadanka u qabatay laakiin waydaan u qirayn. Wax aanu xiitaa Ibrahim Cigaal u qaban ayay wadanka u qabteen. Markay doorashada ku guulaystaana hawshooda halkaas ayay kasii wadi inshallah. Ibrahim Cigaal wuxuu dhintay isagoon wadanka waxba u qaban oo beelahana colaadi dhextaal oo dagaal sokeeye kale bilaabmi lahaa. Riyaale markuu madaxweyne noqday khilaafkii beelaha dhexyaalay waa lasoo wada afjaray. Xuduudihii iyo Sool iyo Sanaag oo xiligii Ina Cigaal cidi tegin ayuu Riyaale tegey oo xukumaa. Suuqii dhoofka xoolaha ayaa dib loo furay oo waata xoolaheena hadda carbaha loo dhoofiyo. Intaas iyo waxyaabo kale oo badan ayay dawladu qabatay....
Inaadeeer udub wax saa u buraan somaliland uma qabban dalku wa nabbad shacabku na wa shaqeystan laakin dawlad addag oo fiican weynu uu bahanahay , ta labaad been baad ka sheegtay taas dagaalki sokeeye wuxu dhamaday 1996. 1997 dalki nabbad bu aha1998 dalku nabbad bu aha 1999 nabbad bu aha 2000 dalku nabbad bu aha 2001 dalku nabbad bu aha 2002 dalku nabbad bu aha, sxb berigi 1999 iyo 2001 xaabsade oo aha gudoomiyaha barlamaanka laascanood somaliland bey ahayd marku cigal eryey ayuu puntland ku biiray oo marka sannad jirtay taasa keentay inay gacanta kaga baxday , imikana xaabsade baa soo noqday hadana gacantii somaliland bey u so gashay anigu waxan haya cajalad in 1999 la soo duubay oo ay salaadinta dhulbahante lahayeen ina cigaal wa madaxweynayahagi wa iman kara laascanood. beriga xita wasiir tayo le bay ku hayeen dhulbahantuhu somaliland wasiirka arimaha diibada fagadhe.
If cigal was still the president today i think somaliland would be 100 times better then Riyaales administration
But today we need change and Kulmiye we need to give it a chance lets see what he brings we have seen udub the past 8 years