Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Liiska Magacyada Qaar kamida Golaha Wasirada Xukumda Silanyo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Liiska Magacyada Qaar kamida Golaha Wasirada Xukumda Silanyo

Postby Bohol iyo karaman » Sat Jul 17, 2010 9:16 pm

Liiska Magacyada Qaar kamida Golaha Wasirada Xukumda Cusub Ee Silanyo.
Taariikhda Somaliland Oo Markii U Horeysay La Filayo In Laba Haween Ah Ka Mid Noqdaan Golaha Wasiirada

Hargeisa-(TVSLE) - Madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa la filayaa inuu maalinta Axada ee toddobaadka soo socda ku dhawaaqo raxantii u horeysay golihiisa wasiirada.

Markii ugu horeysay taariikhda Somaliland ayaa la filayaa in golaha wasiirada cusub ee madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay ka mid noqon doonaan 2 dumar ah, taas oo ilaa imika la saadaalinayo inay laba jago buuxiyaan, Ilhaan Maxamed Jaamac iyo Samsam Cabdi Aadan oo labaduba kasoo jeeda garabka haweenka ee xisbiga Kulmiye isla markaana ah laba aqoonyahan.

Axmed Muxumed Madar oo ka mid ahaa ururkii UFO, kana mid ah saraakiisha sare ee xisbiga Kulmiye, Dr.Ismaaciil Aadan C/laahi oo ah madaxa la dagaalanka cudurka Qaaxada Somaliland, Dr.Maxamed C/laahi Cumar (xoghayaha arrimaha dibada Kulmiye), Ismaaciil Muumin Aare, Dr.Maxamed Cabdi Gaboose (guddoomiyihii ururkii Qaran),Eng.Maxamed Xaashi Cilmi iyo Dr.Maxamed Rashiid Sheekh Xasan (murashaxii madaxweyne ku xigeenka UCID) ayaa siday Haatuf u xaqiijiyeen ilo xogogaal ah, si weyn loo saadaalinayaa inay ku jiraan liiska wasiirada xukuumada cusub ee madaxweyne Siilaanyo soo magacaabi doono.

Madaxweynaha la dooray Mudane Axmed Maxame Maxamuud (Siillaanyo) ayaa la sheegay in ay ku adkaatay in uu si dhamaystiran ugu dhawaaqo golahiisa wasiirada iyada oo xilligan ay jiraan buuq iyo sawaxan hoose, oo ku wajahan dadka xil doonka ama quudaraynaya in lagu soo daro liiska xubnaha la magaacabayo.
Dhanka kale guddidii qaban qaabada xaflada xil wareejinta ee madaxweynaha la doortay dhowaan magacaabay ayaa shalay ay shir wada yeesheen madaxweyne Axmed Siilaanyo.
´
Shirkaas oo la sheegay in guddidu dalbadeen ayaa ka dhacay guriga madaxweynaha la doortay.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Liiska Magacyada Qaar kamida Golaha Wasirada Xukumda Sil

Postby Rightwing » Sun Jul 18, 2010 5:07 am

Tolow Ilhaan ma tahay Ilhaan Maxamed Jama oo uduruxmiina oo aanu jaar ahayn Ceerigaabo?

Btw. :clap: :clap: saskii kulmiye wuu kaa ba'ay? Hadaad sidaa ku wado ana waxaan ka noqon doonaa kayskii aan kula rabay in geelii lagugu cesho.



RW

koohi
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 368
Joined: Sat Aug 01, 2009 6:02 pm

Re: Liiska Magacyada Qaar kamida Golaha Wasirada Xukumda Sil

Postby koohi » Mon Jul 19, 2010 4:15 pm

warkaas waa la beeniyay saan maqlay.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 22 guests