Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 3:36 am

Hargeysa(saraarnews) Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlada ee shalay la magacaabay iyada oo beel beel aanu u ururinay.

Habar awal

1.Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani (Sacad-muuse)
2.Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax (Ciise Muuse)
3.Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha Cabdiraxmaan Cawil Xasan (Ciise Muuse)
4.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog (Ciise Muuse)
5.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur (Sacad-muuse)
6.Ku-xigeenka Taliyaha Police " Galbeedka" Cabdiraxaam Liibaan Axmed Fooxle (ciise Muuse)
7.Ku xigeenka Taliyaha Police "Bariga" Axmed Muxumed Guutaale (ciise Muuse)
8.Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax (Ciise Muuse)
9.Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission) Axmed Muxumed Madar (Sacad-muuse)
10.Director of Clinic Service Sahra Adan Yaanyo (Ciise Muuse)
11.Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC (AIDS Commission) Maxed Dahir Khayre (Sacad-muuse)
12.Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis (Sacad-muuse)
13.Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir (Ciise Muuse)
14.Guddoomiyaha Guddida Hay'ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi (sacad Muuse)
15.Maareeyaha Hay'ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale (Ciise Muuse)
16.Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil (Chairman) (Sacad-muuse



Habarjeclo(Muuse sh isaxaaq)

1.Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed "Jaamac oday" (Solamadow Habar-jeclo)
2.Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality Control Commission) Siciid Saleebaan Mire (solamadow Habar Jeclo)
3.Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad (Muuse Abokor Habar/jeclo)
4.Director of Admin & Finance Cabdikariin Axmed Xinif ( Yeesif Habar-jeclo)
5.Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka (National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan (Reer Dood Habar-jeclo)
6.Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal (Reer Yoonis Habar-jeclo)
7.Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac (Xasan Daahir, Habar-jeclo)
8.Madaxa Hay'ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate) (Faahiye Faarax, Habar-jeclo)

Habar Yoonis

1.Guddoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi (Habar-yoonis)
2.Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse (Habar-yoonis)
3.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali (Habar-yoonis)
4.ICT Commission Cali Cabdilaahi Daahir (Habar Yoonis)
5.Director of Capacity Building Yuusuf Nuur Guruje (Habar-yoonis)
6.Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine (Habar-yoonis)
7.Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Habar-yoonis)
8.ku-xigeenka Gudoomiyaha hay'adda shaqalaha Axmed Cali (Habaryoonis, Sulub)
9.DG: Agaasimaha guud ee Hay'ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye (reer Xuseen, Habaryoonis)


Arab

1.Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha Cabdilaahi Ismaaciil Faarax (Arab)
2.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi (Arab)
3.Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina Cabdilaahi Axmed (Arab)
4.Maareeyaha Hay'ada Abaabul ka saarka Qaranka (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin (Arab)


Ciidagale

1.Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan (Ciidagale)
2.Maareeye-ku-xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi (Ciidagale)
3.Maareeyaha Hay'adda Korontada Xasan Cusmaan Adan (Ciidagale)

Samaroon

1.Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal) (Samaroon)
2.Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada (National Charity Commission) Sh. Cabdilaahi Cali Jawhar (Samaroon)
3.Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib: Samaroon
4.National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori. (samaroon)
5.Establishment (Xubin Ka tirsan Hay'adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim ) (samaroon)

Warsangeli

1.Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori (Warsengeli)

Ayuub

1.Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid (Ayuub)
2.Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed. (Ayuub)

Toljeclo

1.Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan (Tol-jeclo)

Dhulbahante

1.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade (Dhulbahante)
2.Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) (Dhulbahante)
3.Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable (Dhulbahante)
4.Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi (Dhulbahante)


Fiqishini

Cabdiraxmaan (Fiqishinni)

1.Maareeyaha Hay'ada Wadooyinka (Raod Authority) Cabdiwaaxid Cabdiqaadir

Ciise
0


Sambuur
0

Cibraan
0


http://saraarnews.com/?p=3728

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Bohol iyo karaman » Fri Aug 27, 2010 4:25 am

:up: Good Job

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Rightwing » Fri Aug 27, 2010 4:32 am

16 HA :lol: :lol:

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Bohol iyo karaman » Fri Aug 27, 2010 4:33 am

10 ciise muuse :up: not bad

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 4:38 am

ma xuma. HA kulmiye aad bay u taageeri jireen markaa xaq bay u leeyihiin ina iyaga loo badiyo. Garxajiska 12 ayaa la siiyay markaa waa ok(HY 9, CG 3).

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Rightwing » Fri Aug 27, 2010 4:38 am

Dawlada 0
Rightwing 1

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Bohol iyo karaman » Fri Aug 27, 2010 4:38 am

Habar Yoonis

Jilibadee kaa soo kalaa jeedaan?

1.Guddoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi (Habar-yoonis) Muuse Ismaaciil?
2.Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse (Habar-yoonis)
3.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali (Habar-yoonis) CUMAR CABDALE
4.ICT Commission Cali Cabdilaahi Daahir (Habar Yoonis)
5.Director of Capacity Building Yuusuf Nuur Guruje (Habar-yoonis)
6.Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine (Habar-yoonis)
7.Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Habar-yoonis)
8.ku-xigeenka Gudoomiyaha hay'adda shaqalaha Axmed Cali (Habaryoonis, Sulub)
9.DG: Agaasimaha guud ee Hay'ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye (reer Xuseen, Habaryoonis) CUMAR CABDALE

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Rightwing » Fri Aug 27, 2010 4:42 am

ma xuma. HA kulmiye aad bay u taageeri jireen markaa xaq bay u leeyihiin ina iyaga loo badiyo. Garxajiska 12 ayaa la siiyay markaa waa ok(HY 9, CG 3).


SXb Ciise Muuse 100% were pro UDUB because of way-dhaqaaqday

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 4:45 am

[



SXb Ciise Muuse 100% were pro UDUB because of way-dhaqaaqday

maya sxb Ciise Muuse 100% udub ma ahayn. Maxamed Ciise berigii danbe udub way ka baxeen oo kulmiye ayay ku biireen.Aadan Ciise uun baa udub u codeeyey.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 4:47 am

Habar Yoonis

Jilibadee kaa soo kalaa jeedaan?

1.Guddoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi (Habar-yoonis) Muuse Ismaaciil?
2.Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse (Habar-yoonis)
3.La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali (Habar-yoonis) CUMAR CABDALE
4.ICT Commission Cali Cabdilaahi Daahir (Habar Yoonis)
5.Director of Capacity Building Yuusuf Nuur Guruje (Habar-yoonis)
6.Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine (Habar-yoonis)
7.Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Habar-yoonis)
8.ku-xigeenka Gudoomiyaha hay'adda shaqalaha Axmed Cali (Habaryoonis, Sulub)
9.DG: Agaasimaha guud ee Hay'ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye (reer Xuseen, Habaryoonis) CUMAR CABDALE
niyow garanmaayo raggani ciday Habar Yoonis ka yihiin. Dr.Cabdi Awdaahir uun baan ka garanayaa anigu.Bal baadhitaan baan kusoo samayn oo waxaan isku deyi inaan soo ogaado ciday yihiin.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Rightwing » Fri Aug 27, 2010 4:48 am

[



SXb Ciise Muuse 100% were pro UDUB because of way-dhaqaaqday

maya sxb Ciise Muuse 100% udub ma ahayn. Maxamed Ciise berigii danbe udub way ka baxeen oo kulmiye ayay ku biireen.Aadan Ciise uun baa udub u codeeyey.


Ma kuwii last minut kulmiye ku biiraa? Sida condomeka loo isticmaalay kadibna la qubay.

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 4:51 am



maya sxb Ciise Muuse 100% udub ma ahayn. Maxamed Ciise berigii danbe udub way ka baxeen oo kulmiye ayay ku biireen.Aadan Ciise uun baa udub u codeeyey.


Ma kuwii last minut kulmiye ku biiraa? Sida condomeka loo isticmaalay kadibna la qubay.[/quote]

haa kuwaasay ahaayeen. Bishii u danbaysay ayay ka baxeen.

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby Rightwing » Fri Aug 27, 2010 4:59 am



maya sxb Ciise Muuse 100% udub ma ahayn. Maxamed Ciise berigii danbe udub way ka baxeen oo kulmiye ayay ku biireen.Aadan Ciise uun baa udub u codeeyey.


Ma kuwii last minut kulmiye ku biiraa? Sida condomeka loo isticmaalay kadibna la qubay.
haa kuwaasay ahaayeen. Bishii u danbaysay ayay ka baxeen.[/quote]



Last minute toobad :lol:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 5:03 am




Last minute toobad :lol:
:lol: :lol: :lol:

User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5268
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Magacyada Beelaha ay ka soo jeedaan Masuuliyiinta dawlad

Postby kaliil » Fri Aug 27, 2010 8:21 am

sawtii la lahaa Maxamed Kahin baa sirdoonka loo dhiibayaa?magaciisa meesha kuma arko e maxaa dhacay?


8.Madaxa Hay'ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate) (Faahiye Faarax, Habar-jeclo)


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 12 guests