Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Postby Blue_609 » Fri Sep 17, 2010 5:50 am

Borama(Bnn)Munaasabad Si heer sare loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacday Barxada wayn ee kawaan casriya oo laga furay Magaalada Borama, Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qay galay, Mas’uuliyiin Heer Gobol, HeerQaran iyo Heer Degmo, Salaadiin, Cuqaal , Indheer Garad, Aqoonyahano, Haweeniyo dhalinyaro.

Munaasabadan ayaa waxaa ugu horeyn lagu furay aayaadka Quraanka kariimka ah, waxaa dabadeed Hadalka qaatay, mashruucan Kawaankan Hilibka Lugu qalo ee Casriga ah, Hay’adii Fulinaysay, sarkaal kasocday, waxa uuna ka waramay heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray, kawaankan laga dhisay Gobolka Awdal, gaar ahaan Degmada Borama, waxa uuna sheegay in mashruucan, ay maalgalisay, Bangiga aduunka, waxa uuna sheegay fulinteedana waxaa iska lahaa, Hay’adan aan anigu Mas’uulka ka ahay, ee magaceeda layidhaahdo, FAO, oo ka tirsan UN,waxa kale oo uu sheegay in kharashka ku baxdayay dhanayd,450,000$afarboqol iyo konton kun oo doolarka maraykanka, waxaana uusheegay in Soomaaliya oo dhan loogu talagalay Magaalada Borama iyo Bosaaso,Nasiibna aad u yeelateen Reer Boramaw, waxa uuna kula dardaarmay in ayilaashadaan Kawaankan kana faa’iidaystaan.ugu danbayn waxa uu hadalkiisii kusoo xidhay waxa ka dhiman in ay dhamaystiri doonaan, iminkana ku siiwareejinayaan,Dawlada Hoose ee uu gadhwadeenka ka yahay, Maayor Cabdi RaxmaanShide Bile.

Dhanka kale waxaa halkaas ka hadlay, Maayorka Magaalada Borama, C/raxmaan Shide Bile, ahaana Madaxa Mashuurac uga wakiilahaa, degmada Borama, waxa uuna ka sheekeeyay heerarkii iyo caqabadihii dabadadheeraa ee uu soo maray Kawaankan Casriga ahi, waxa uuna sheegay in kawaankanisoo socday Mudo laba sano ah, Marna ku dhawaaday inba la joojiyo, Sababa sookala dhex galay Hay’ada iyo Dawlada hoose, waxa kale oo uu sheegay in kawaankan lagu wareejin doono, ganacsato gaar u taagan, sidii shirkada Shaba loogu wareejiyay waqtigii la dhamaystiray.

Sidoo kale halkaa waxaa ka hadlay, GudoomiyahaGobolka Awdal/Maxamed Daahir Cabdali, waxa uuna u mahadnaqay cid ala cidii kaqayb qaadatay fulinta Mashruucan, ka dawlad ahaana ay la garab taagan yihiin,cid ala cidii lagu wareejiyo Kawaankan si gaar ahaana.

Ugu danbayn Halkaa waxaa ka hadlay, qaar ka mid ah wasiirada qaranka Somaliland ka socday,kuwaas oo lagu martiqaaday Xadhig kajarita Kanwaankan, wasiiradaa halkaas ka hadlay, waxaa ka mid ahaa,Wasiirka Beeraha Somaliland, Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland, iyo wasiiir ku xigeenka wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare, waxa ayna dhamaantood umahadnaqeen, Mashruucan Hay’adihii iyo Shirkadii dhistay, waxa ayna kula dardaarmeen, Reer Borama in ay ilaashadaan , Mashruucan noociisa oo kale kii ugu horeeyay ee laga fuliya Somaliland oo dhan waxa ayna sheegeen , ganacsatada lagu wareejinayo kawaankana waa in ayna ku koobin oo qudha hilibka halkan ay kudiyaarinayaan Reer Borama oo qudha, waa in ay isku dayaan, in u dhoofiyaan caalamka dacaladiisa oo dhan, maadaama kawaankani yeelan doono, laabkii lagu baadhayay Xoolaha

Ugu danbayn halkaas waxaa ka hadlay, Suldaan/C/raxmaan Jaamac Dhawal, waxa uuna ka soo sheekeeyay, Xaaladihii kala duwanaa ee uu soo maray Kawaankani, waxa uuna umahadnaqay eebeheenii inoo suuragaliyay,waxa kale oo uu mahadnaq balaadhan u soo jeediyay cid ala cidii ka qaybqaadatay,Mashruucan Fulintiisa iyo Hirgalintiisa, waxa uuna kula dardaarmay inla wada ilaashado, yar iyo Wayn, anaguna hadaan nahay oday dhaqameedyada waxaan Balan qaadaynaa in aan si habsami leh u socodsiin doono.

Isku soo wada duuduuboo Kawaankan cusub waxa uu kusoo kordhinayaa, Magaalada borama in ay reer Borama Helaan, Hilib Meel wanaagsan lagu soo qalay iyo qiimo Macquula, waxa kale oo uu ku soo kordhinayaa in Reer Borama ay Hilibka isaga oo Moorgaraysan oo casriya ay caalamka udhoofiyaan.

Mashruucan oo mashruucii la filka ahaa, ee isku marin la bilaabo loogu talagalay ee laga bilaabi lahaa, Magaalada Bosaaso, uu dhicisoobay,Reer Boramana ay fuliyeen Balantii ahayd, waxaan jecelnahay horumarka iyo waxwada qabsiga, waxaana arintani ay ku dhirigalinaysaa, deeq bixiyayaasha in ay muhiimada koowaad siiyaan, Goboladan Awdal/Salal ee Ceelna u qodnayn cidna umaqnayn.

User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Postby Blue_609 » Fri Sep 17, 2010 5:55 am

Image
Image
Image
Image
Image

User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Postby Blue_609 » Fri Sep 17, 2010 5:57 am

Image
Image
Image
Image

User avatar
Blue_609
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 758
Joined: Sun Aug 23, 2009 11:52 am
Location: Kabaal nagi kobtii laygu dhalay kaydka inankayga

Re: Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Postby Blue_609 » Fri Sep 17, 2010 5:59 am

Image
Image
Image
Image
Image
Image

User avatar
AbuDujanah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 351
Joined: Mon Aug 30, 2010 9:19 am

Re: Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Postby AbuDujanah » Sat Sep 18, 2010 7:46 am

mashallah good job :up: :up:

these pics make me want to eat lol

User avatar
Somalistan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4778
Joined: Sat Sep 15, 2007 10:24 am
Location: Oodwayne, Togdheer,Somaliland

Re: Mashruuc Kawaan Hilib in Borama @ 450,000$

Postby Somalistan » Sat Sep 18, 2010 9:31 pm

:up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 30 guests