Ereyada ay raggu u isticmaalan Dumarka
1. way sawirantay
2. Duribaa haya
3. makaa duuliyaa
4. way kala taalaa
5. iskala dadi
6. hab isii
7. waa lagu wayee miyaad tahriibtay
8. ka qalee
9. imuud sii
10. maxad gashantay
11. Maxan kugu gartaa
12. harqadan eega
13. Bulutuudkaa ufuran
14. E.cash ka marso
15. Zaad ma ugu diraa
16. Saylonbaa ku socda
17. Faleenbaa ku rakiban
18. hawada ma ku soo mariyaa
19. Tani waa Aalad qarxaysaba
20. Tani waxa soo macdana ma cidlay la sexataa
21. Dabkaa kaa dhacsan
22. Fiishtaa ka maqan
23. Cusbadaa ka yar
24. isku day inaad ifahmto
25. tani waa jug bee
26. Isfurfur
27. waan kugu soo nasibsaday
28. horaad u so fadhidaa
29. way is qancisayba
30. Waa shaw waysato
31. naa orod laxyeey
32. naa orod gabareyeey
33. way dhaqaaqday
34. may love ey cadidaa
35. ma macaantay
36. Way kala kacsantay
37. Kor ka faanto hoos ka kooke
38. Jiridaa eega
39. Bacaysato
40. Jajaban
41. Garanley
42. baajuun
43. Hariisad
44. Waa xabbad yaro canbe ah
45. Alla madhab sanaa "waa madhabb"