Moderator: Moderators
War dadkan siciidow , NONSENSE -koodi ba ku kala batay maxaad moodaysa . Bal uu fiirsada arrintan .
jiidbale
http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somaliAli Sabieh on this map , "magaalada xadka Somaliya"Warar laga helayo dalka Djabouti ayaa waxuu sheegaya in bishii la soo dhaafay iyadoo magaca dawlada jabuuti loo marayo dawlad ahaan hub laga soo iibiyey dalka Yemen & Cumaan hubkaasna bishu markay ahayd March/2/2011 ka soo degay dekeda dalka hadana uu yaalo Xero ciidan oo ku taal magaalada xadka Soomaliya Ee Cali Sabiih.
Mar waa Ingiriiska , mar waa Ethiopia , mar waa Puntland , mar waa Somaliland , iminkana waa Djibouti yacni waali cad bay soo haysa .Dawlada dalka Jabuuti oo in badan ka shaqysay in nabad Soomaaliya lagu soo dabaalo shirar badan oo dawlado lagu dhisay u qabatay shacabka soomaaliyeed, ayaa hada u muuqata mid colaada Soomaalida ee reeraha is haysta dhexda u soo gashay.
Odayga yar ee baakhtiga ah....
How can a "country" whose power is in the hands of one clan and one clan only criticise the democratic credentials of Somaliland?Juzme. Yes they did last year in November. Those Bintiland cunts are two faced hypocrites. Their sudden concern of "Somaliland's Democracy" should be taken with a pinch of salt.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 16 guests