Moderator: Moderators
Same shid you'll trying to do with universal T.V soo ma'ahan?Bloody envious Faqash have already tried to ruin Dahabshiil's reputation one of the most honest xawalaads with their repetitive calaacal & crazy claims of the company has links with "al shabab" and other groups which is totally nonsense. Waxbana kama qadikartiin Dahabshiil. Ka nax ama nafta waya.
If you decided to separate ur self from the rest of the Somali nation, fineI don't think faqash cuqdadaysan ini wax ka qadi karan.
Ali Sabieh on this map , "magaalada xadka Somaliya"Warar laga helayo dalka Djabouti ayaa waxuu sheegaya in bishii la soo dhaafay iyadoo magaca dawlada jabuuti loo marayo dawlad ahaan hub laga soo iibiyey dalka Yemen & Cumaan hubkaasna bishu markay ahayd March/2/2011 ka soo degay dekeda dalka hadana uu yaalo Xero ciidan oo ku taal magaalada xadka Soomaliya Ee Cali Sabiih.
Mar waa Ingiriiska , mar waa Ethiopia , mar waa Puntland , mar waa Somaliland , iminkana waa Djibouti yacni waali cad bay soo haysa .Dawlada dalka Jabuuti oo in badan ka shaqysay in nabad Soomaaliya lagu soo dabaalo shirar badan oo dawlado lagu dhisay u qabatay shacabka soomaaliyeed, ayaa hada u muuqata mid colaada Soomaalida ee reeraha is haysta dhexda u soo gashay.
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 15 guests