Moderator: Moderators
it will go down in history books of suugaanta. abwaan notorious MK
Hadii aanan dhulkaygow
Dhuux cadaawe kuu Karin
Hadii aanan dhulkaygow
Dhiig kuugu fool dhiqin
Gobanimada soo dhicin
Soomali kamaan dhalan
Hadii aanan dhulkaygow
Gaaja kuugu dhuubnaan
Hadii aanan dhibaatada
dhexda suunka ku adkayn
Hadii aan dhaxantiyo
milicdaba u dherernaan
Soomali kamaan dhalan
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 7 guests