They were actually fighting clan Militia they were fighting clan Militia hiding inside the town attacking the national army in the Buhoodle district
Thi is not ethnic cleansing are you not hearing executive he karbaashed the SNM wax la cleangereyo ma jirto
So when did a clan militia from an unrecognised bantustant become a nation?
According to the Dhulbahante websites
Dagaal Qadhaadh oo ka dhacay magaaladda Buuhoodle ayaa maqribkii soo gabagaboobey
Dagaal ka dhacay degaanka Meygaagle oo magaaladda Buuhoodle dhinaca waqooyi kaga beegan sodomeeyo kiiloomitir ayaa joogsadey iyadoo ay jiraan khasaare baahsan oo soo gaadhey labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo.
Dagaalkan oo dhex maraya Ciidanka Qaranka Somaliland iyo maleeshiyaad ka soo jeeda dadka degaanka ah ayaa sida uu sheegay sarkaal ka tirsan ciidanka Buuhoodle Maxamed Sheekh Dabcasar ayaa sheegtay inay guul ka gaadheen kana qabsadeen gaadiidka dagaalka 4 ah ciidan badana ay ka dileen.
Dagaalkan oo ahaa mid aad u adag isla markaana laysu adeegsadey hubka noocyadiisa kala duwan ayaan si dhab ah loo ogayn khasaaraha dhabta ah ee ka jira in kasta oo dadka ku sugan magaaladda Buuhoodle ay barkulan u xaqiijiyeen dhaawac 6 gaadhay oo la soo gaadhsiiyey magaaladda isbitaalkeeda.
Dagaalkan ayaa bilaabmay waqti ay magaaladda Buuhoodle soo gaadheen wefti uu horkacayo madaxweynaha maamulka Khaatumo State oo dhowaan lagu dhisay degmada Taleex ee gobolka Sool Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash iyo siyaasiga Prof. Cali Khaliif Galaydh kuwaas oo la sheegay inay dadka u sheegeen intaan dagaaku bilaabmin inay fidinta maamulka u marayeen degaanadda hoos yimaada.
Dagaalkan ayaa ah kii labaad ee bishan ka dhaca degaanka Buuhoodle iyadoo ay ciidamada Somaliland ay magaaladda Buuhoodle qaybo ka mid ah qabsadeen 15kii bishan
http://www.radiolaascaanood1.com/page_v ... cleid=4438