Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28671
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby original dervish » Mon Apr 09, 2012 1:47 pm

your moryaan brigands were given the mother of all pastings during the AY (aun) era.
that was the basis of peace in south. the isbaro loving Jackals had to be picked up and smashed against the wall.
they must be cleared from all government buildings and farms.

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby CaynabaX » Wed Apr 11, 2012 12:24 pm

^^

That fairytale reminds me of the great battle of Haye when a single laf of Cumar Daahir, destroyed a whole Daarod battalion and chased them all the way to Heegaale. :shock:

Oday baad tahayee waa maxay beentaad isku sheegaysid?
Wallee inaanan been sheegayn. The truth is SL militia were decimated in Gacan Daar. You can call the main doctor in Burao Hospital and he can confirm how many wounded in there. He has confirmed two days ago 21 militiamen who are in critical condition. We know the 9 militiamen who were buried in Oog. We know the 27 militiamen who were buried near Adhicadeeye, and we know the mass graves conducted in LA area. The 71 figure came from your militia leaders btw, and it is not something that Udun is making up.

For Hayayaal battle, history records who got decimated and was subsequently chased. We all know who lost 356 men in Hayayaal battle :lol: :lol: Btw, since when whole Daarood came when it was Reer Hagar and Khalid Habarwaa who did the damage?
Haa imakaan gartay. You listened to the same Khaatumo wasiir who said that ciidamadii Somaliland agaa Sooljoogto waxaa gurmad uga yimii Siilaanyo beeshii oo ka yimi xagaa Balidhiig iyo Qorilugud. :lol: Benaale foqol benaale. Ciidamada Somaliland are still patrolling around Sooljoogto Gen. Shaqale was even there couple of days ago after some clan militias attacked Somaliland coming from Buuhoodle and attacked Laascaanod from Kalabaydh. 45 maxbuus and 9 technical's baan ku idhi.

Haye weyn home of the Muse Yusuf royals was the place where some Axmed Garaad militia man were destroyed by some Reer Yuusufs. Odayahoow baan sheegi maayo taariikhdu way qorantahay. Waa kii ina xaaji xassan oo Reer Raagaha ahaa gabay dagaalkani ka qoray.

Buuhoodle duulkii ku shiray jaray bidhaantoode
Beeshii Wacays Aadan iyo Hagarki baanaayey
Cali Gerigi baashaa u tegey biishka la cunsiiye

When the Reer Yuusufs were done with the Axmed Garaads the former army of Somalia named the SNA came to help them. The Reer Yuusufs wiped the entire SNA battalion out as the ina Xaaji Xassan said:

La bardaan biyii geed-quwaax baqa daraadoode
Bogga Tuurwareen waxa ku go'ay boonti reer Gedo'e
Biirbiir la soo ururiyaan biidna kuu tarine
Balli Shiikh bartaa qararro, iyo bananki Heegaale
Bogcaddaa Hayiyo Qaydar-Jeex bower naga raacye

Teeriyo Birroolena waa badanyay meydkoode

Birjab baa Ugaadeen ku dhacay laguna baalbaalye
Buundadii Wardheer iyo ka carar baro Walwaaleede
Baqtigoodu waakaa ka uray webiga baalkiise

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28671
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby original dervish » Wed Apr 11, 2012 3:35 pm

then you woke up and realised you were gonna be late to sign on! :D

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby udun » Wed Apr 11, 2012 7:44 pm

Kastuumoboy,

The way i see it right now is that the kastuumonites are being crushed by SL qaranka troops.
Whoever works with terrorists will face punishment :down:
Outcasts love attention. The Looma-ooyaan kid named Hutuking, don't worry, your turn is coming when we obliterate your master Soomaalidiids :idea:

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby udun » Wed Apr 11, 2012 7:55 pm


Haa imakaan gartay. You listened to the same Khaatumo wasiir who said that ciidamadii Somaliland agaa Sooljoogto waxaa gurmad uga yimii Siilaanyo beeshii oo ka yimi xagaa Balidhiig iyo Qorilugud. :lol: Benaale foqol benaale. Ciidamada Somaliland are still patrolling around Sooljoogto Gen. Shaqale was even there couple of days ago after some clan militias attacked Somaliland coming from Buuhoodle and attacked Laascaanod from Kalabaydh. 45 maxbuus and 9 technical's baan ku idhi.

Haye weyn home of the Muse Yusuf royals was the place where some Axmed Garaad militia man were destroyed by some Reer Yuusufs. Odayahoow baan sheegi maayo taariikhdu way qorantahay. Waa kii ina xaaji xassan oo Reer Raagaha ahaa gabay dagaalkani ka qoray.

Buuhoodle duulkii ku shiray jaray bidhaantoode
Beeshii Wacays Aadan iyo Hagarki baanaayey
Cali Gerigi baashaa u tegey biishka la cunsiiye

When the Reer Yuusufs were done with the Axmed Garaads the former army of Somalia named the SNA came to help them. The Reer Yuusufs wiped the entire SNA battalion out as the ina Xaaji Xassan said:

La bardaan biyii geed-quwaax baqa daraadoode
Bogga Tuurwareen waxa ku go'ay boonti reer Gedo'e
Biirbiir la soo ururiyaan biidna kuu tarine
Balli Shiikh bartaa qararro, iyo bananki Heegaale
Bogcaddaa Hayiyo Qaydar-Jeex bower naga raacye

Teeriyo Birroolena waa badanyay meydkoode

Birjab baa Ugaadeen ku dhacay laguna baalbaalye
Buundadii Wardheer iyo ka carar baro Walwaaleede
Baqtigoodu waakaa ka uray webiga baalkiise
Waa tan gabay ka mid ah gabayadii laga tiriyey Hayeyaal war that obliterated beesha Eydoor:

Indhawayto waa taanan deyin deelaydii gabaye
Dahrigayga waa tii aan ka jaray dihashadiisiiye
Daraan mariyey waa in aan murtida laga diraacoone
Waa tii aan dihnaan jiray sidii laas daroorimay e
Daadkuba dixda iyo dooxaduu dulun dulceeyaaye
Mar hadii aan dabuubtiisa helo ama dariiqiisa
Oo ay diiradu ii saaran tahay diidi ma aqaane
Hala diirsadee ararta maan idinku deeqsiiyo

Axmadow dareen baa ka yimid doolo iyo hawde
Isagoo dirayskii sitaa oo duni iyo shaal iidleh
Oo dunayadii yarayd daran u hoos jiifa
Diracii Ismaaciil markii talada loo dooxay
Oo waliba dood liidata iyo digasho loo raacshay
Laye deyro dhaafkii tolkii waa dagaalamaye

Dusha qararo damashii haye iyo ilaha daahyaale
Reerkii dalkaas lagu ogaa duulaan soo kiciye
Ma daahine diyaarsade hubkii duhur dharaareede
Derbaha gawlalaale iyo yamays duuda yucuboole
Dusha baalidhaye sebenka waa la isku duudsiyaye
Daraawiish ordaysaa gashay iyo duubcadii beriye
Difaac iyo markii weerarkii lagu dayeysiiyey
Keymaha diqowga leh markii ay digadu yeedhaysay
Ma dirgane sidoodii baqay daba jeedsheene

Dal jiirkooda ruuxii ogaa daawashow dhimaye
Nin Dhulbahante daandaansadaa waa ducfiyayeeye
Duli baa ku dhaca reerka ay dacarta saaraane
Ina kaahin wuxuu daalibay oo doonayn buu helaye
Reer Yusuf meel lagu dusiyo daaqad baa maqane
Dildilaha ku yaal Adan iyo daahir iyo yeesif
Dadku waxuu ka sheekaynayaa waayo dabadoode


Afartaa af lama daaliyee ma idin daaqsiiyey
Rag baa xarafka kala dooriyee ee dirato mawsheegay
Irmaan jaro danbeetiyo qaar ma isku soo daabay
Ma dawaarshay maansada anaan idinku deelqaafin
Mar hadaan dingiigsado golaha laga damaadshaadye
Dananka iyo goohaygii waa darab arooryaade
Daluunta iyo sidii wiida iyo digaxa maan yeedho
Oo maan dadweynaha salaan dabacsan gaadhsiiyo

Doonyahu ma dhoofaan hadaan diirad loo sidine
Dabaqayda iyo foolkuba waa dajinayaane
Duufaanka waa laga qarshaa dirirka cawleede
Mar uun baa sidii dogob xoribay dakhalku liicaye
Hadii awr dibood badan dibadaha u hoydo
Dabarka iyo hogaanka iyo hadii deyrku qaban waayo
Keymaga dugaaga leh hadii daayin ku abaado
Mar uunbaa libaaxyada dibjiray kaga digsiiyaane
Haday naagi dowraari tahay oo diiday gurigeeda
Daryeelka reerka koobane haday dumiso geeskeeda
Nin keedii dalaaladay haday damac ka weydayso
Mar uunbaa dalaaqda dadoow lagu daweeyaaye

Nin dabeecadiisu xuntahay diina kula haysta
Oo diirka kaa shaabaha oo duulal kale sheegtay
Hadii aad dadaal iyo wanaag daacad kaga weydo
Markaad daxan daxaysaba haduu dacar ku leefsiiyo
Mar uun baa dubuhu ugu dhacaa si aan la doonayne
Alla dakharku weynaa ninkii dilane yeelkiise

Danbigaad gasheen habarjeclooy waa da'weyn yahaye
Wax baad duudka ku xanbaarataan ceeb dandaan lege
Meeshii dulaydiyo sula baan kuu darbi ahaaye
Sidii wiil duqii dhalay baan daadah ku lahaaye
Damiin baan ahaa maanta iyo dalan dalkaygiiye
Ducaan kaa mudnaa iyo xamdi aad nala dul joogteene
Inaad aniga ii duur xushaan dib uma eegayne
Haad kuma degdego aar oo daacurtii qabo'e
Hadaad doobnimo is taawiseen baan dablaan ahaye
U dulqaata idinkaa dalbaday dab iyo baaruude

Idinkoo dagaan wacan helay oo duunyo badan yeeshay
Oo daramal iyo muusiko iyo danish tumanayaa
Adoo meel daruuraha u dhow danan ka dheelaaya
Oo nabad ku daaqaa iidoor daasad kuu tumaye
Doqontuna amaan aynaan lahayn waa ku dararataaye
Dibindaabyo idin haysa baad darayo moodeene

Dabin baad lugaha kula dhacdeen daadsan oo adage
Deelaha qadhaadh iyo shiil baad daanka geliseene
Daluun malag iyo shoolad baad dalaq tidhaahdeene
U dulqaata idinkaa dalbaday dab iyo baaruude

Dirirna waa ka joog amase daacad u ahow'e
Ceel ku dahaya duul kuu tashaday dad aan ku daynin
Hadii uu dagaal kugu qabsaday didib adoo jooga
Buntukhu dilaagiisu jabay shiishku dabarkiiye
danbaas yaalka iyo hootada baa igala doodeene
Markan isku kiin darana waa kaa dal qumisaaye
Sahan baas idinkoo fuushan baad dega tidhaahdeene
Dabay yaale baa idiin martay iyo diilin karimeede
U dulqaata idinkaa dalbaday dab iyo baaruude

Hadii uu doobi buuxsamo in uu daato waw halise
Naf bariiqadeedii gashay baan hadal dariiqeyne
Waxuu gabay daldalay Adan-Carab waa idiin digaye
Maansadan la doondoonayoo haatan lagu daatay
Dahab bay ku miisaan tahay amase doolaare
Aan is dayno aan wada degno iyo aan isku duubnaano
Duqayda iyo xeerbeegtidii dalan kaclaynaysay
Iyo dooyadii dhowrka sano idinla duucaysay
Intaasaad shirkii kaga dudeen waagii dalinweyne

Anigana dakanadii horaa laygu dowgalaye
Marna hadaan waxaan kugu dugsado kugu dareemaynin
Oo aan kugu diirsanayn dunida hoosteeda
In aan daaqsin geel kuu jirsado door anigaa bidaye
Malaa Dirir-dhabaad sahan sateen oo dookh idiin galaye
Daafeed u kaca meel fog oo durugsan weeyaane

Afartaa af lama daaliyee ma idin daaqsiiyey
Rag baa xarafka kala dooriyee ee dirato mawsheegay
Irmaan jaro danbeetiyo qaar ma isku soo daabay
Ma dawaarshay maansada anaan idinku deelqaafin
Mar hadaan dingiigsado golaha laga damaadshaadye
Dananka iyo goohaygii waa darab arooryaade
Daluunta iyo sidii wiida iyo digaxa maan yeedho
Oo maan dadweynaha salaan dabacsan gaadhsiiyo

Waxba yaan dalxiis idinku marin dhul aan la gaadhayne
waxba yaan idiin di'in sidii doogsii galabeede
Waxba yaan dabayl caafimaad idinku soo dayne
Waxba yaan durduurta idin odhan malabka doocane
Waxba yey tixdaan duubayaa dacalo dheeraane
Dulucdayda meeshan la rabo waan u daadagiye
Darandoori loo riday madfaca waan diyaarsdaye
War doodiga sulaaxu way ducufka Iidoore

Hal maqaarka diidani salkay dalalaglesaaye
Dunkana waxay ku beegtaa halkuu deebku leeyahaye
Misna waxa danuunucu ugu jiraa dihashadiisiye
Dala haysataa iyo si kale wax u dabartaaba
Waxaad dunida kaga qayb gashaan shay dacaayad ah'e
Carab dalab leh iyo uur la dabo daanyeer dhaqankiye
Inkastaad damiin raadisaan dayri baan dhalaye

Dilaal iyo malaal baa indhaha daan idiin sudhaye
Halka meesha laga doonayaa idinka diimoone
Waxaa dowlad la mucaaridaa dood siyaasiya'e
Haday durugto sheekadu talaa laga dulgeeyaa
Daakhiliga kaa eexda waa laga dacwoodaaye
Dila iyo tola'ayeey wax garad kuma dareeraane
Soomaali oo la isku dilay waa damiinimo'e
Distoorkay ka xaaransan tahay dayina maysaane

Daarood derajadii u furay oo uu diiday in uu haysto
Oo uu hawiye dayriyey oo dibada loo tuuray
Oo qaran ku duulaayey baad xalay dumaasheene
Dugsi iyo rag ina aadani ha iska daaleene
Dalagna lacagta ha iskaga gurteen dhidid la'aanede
In aad calanka dacal jeexataan diide reer bariye

Doondoonistii hore baan diiq ku soo helaye
Diirka toban malyuun buu qabaa duulka aan ahaye
Waxii deeble geel iyo rag iyo dirir na soo gaadhay
Dugaanyadii shalay nugaal dacalka jiidhaysay
Oo sida dayaxa aadanahu dowmada u eegay
Oo sheekhu duubka u gashaday waa daqiiqaha'e
Dooxooyinkii beerdhiga bey ugu danbeeyeene
Daliil iyo Taleex baa lafahii duxayey yaalaane
Dingaraaradii waan qabnaa daarta jiidaliye
Sidii baan dagaha ugu sitaa koofil dabasiide

Adna dagantidaydaad kufriga daga lahaydeene
Dal yaqaanka idinkow ahaa Doora-Weynaha'e
Daraydii Jidbaale baa Iidoor nagu duleedsheene
Kolay duulkaleto tahay iyo idinka duulkiina
Cidna kulama daaweynsan karo duni Buluuglay'e
Wey idin dardaar warinayaa ducufsi yeelkiise

Dhulkoo doogan dunidoo nimca dalagyadoo rooban
Waxaan daarad waysha uga qalay uguna daynwaayey
Oo ugu dirqiyey waa in uu dib ugu quustaaye
Hadii aan daboolkii dhagaha daamur idin awdin
Ama aan indhuhu daahsanayn aragna diiqoobin
Ama aan damiirka iyo xuskii idin dareen goynin
Malahayga daris qaadate ee galiya diiwaanka
Hadii kale waxii danabsan iyo dooga bal aan dhawro

User avatar
skywalker25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5367
Joined: Tue Mar 13, 2012 12:36 pm
Location: Maxamud Saleebaan Xirsi;''Xafashkiyo intaad boonta Gedo soo xodxodanayso''

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby skywalker25 » Thu Apr 12, 2012 11:39 am

Udun, seriously come on. Have some shame. Reer Daahir, really!! :lol:

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: Dagaal ka Qarxay Sool Joogto Saaka

Postby CaynabaX » Thu Apr 12, 2012 12:05 pm

Waa maxay baraanburkani xuni oo aad lasoo carartay? How the fuck is it possible that 365 Habar Jeclo hawd militia men were killed and destroyed at Haye by those Reer Hagar & Khalid militia men if Haye Weyn & Yare, Balidaaye & Tuulo Habreed is still under Muuse Yuusuf occupation? Wallee waxaad tahay oday isku dhex yaacay. You couldn't even defend your selves from the Muse Yuusuf who count 5 (!!!) generations from odaygii Daahir Faarax allahu naxriistee. Kolkaasaad ciidamadii Zoo-maalia Haye la timadeen which consisted of Og's and Marexaans. Let's see ........................... Muse Yuusufs versus battalions of the Somali army & Axmed Garaad militia man....

Oo xaadda cawskiyo Dayada xaaluf laga yeelay
Xagidii Hayiyo Qaydarjeex, ximidhka Daahyaale
Xaska Qararro waatii la dhigay xulashadiinniiye
Xabaal li'i raggii looga tegey cidi ma xaalayne
Imikaa lafii oo xargegan xuunsho fadhataaye

Remember

Billad bay halkaa kala tagtaa baha xabuusheede
ishoon bidhiq la siinbay durbaba boqol ku saydhaane


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests