Moderator: Moderators

. Waa ninka SNM inta ka nool ugu daacadsan e ugu sharafta badan.
kaliil wrote:Mujaahid Xasan Ciise Jaamac. Waa ninka SNM inta ka nool ugu daacadsan e ugu sharafta badan.





khalid ali wrote:His running mate is Cali Sandule former governor of sool during rayaales udub regime





samatar133 wrote:badbaado iyo xaqsoor waa ururo xag jir ah, i dont think they have a chance. I dont mean xasan ciise waa nin xun, far from it, qof ahaan waa nin daacad ah oo aad u wanaagsan laakiin siyaasad iyo hogaamin markay noqoto i dont think inuu ku haboon yahay. waa nin iska suufi ah, too pious to be a politician. i dont know much about Badbaado leader but smells like extremist to me and that is turn off to me and many Somalilanders. UDHISthe thought of Dhagaweyne campainging for presidency makes me laugh walihi. Ninku waa mujaahid, taa waa loo ogyahay laaiin siyaasad wax la yidhaa inuu faraha ka qaado ayay ahayd sababtoo ah qaabkeedii, hadalkeedii iyo hideheegii midna ma laha, maalinba waxaad arkaysay isagoo waxaan loo joogin ka hadlaya.
this is my favoured order first Kulmiye, second Wadani, third Ummad/Nasiye.


khalid ali wrote:Abdikarim i am against this Galbeedi Politics Cigaal started that Nonsense
Muuse Biixi his running mate will be from sool or eastern sanaag
Dalku maha inu dhinac ka rarnado


abdikarim86 wrote:khalid ali wrote:Abdikarim i am against this Galbeedi Politics Cigaal started that Nonsense
Muuse Biixi his running mate will be from sool or eastern sanaag
Dalku maha inu dhinac ka rarnado
![]()
And who will this vice presidential candidate be?
Ma mid shalay ahaa Khaatumo daraadna Puntland
tii ka horeysayna SSC![]()
Inshallah Ina Biixi won't be president ...therefore I don't really care
ciduu "running mate" ka dhigto.


samatar133 wrote:cadirahman, what is ur third favourate party, ma Dammal baa mise waa Jamhuuriga mise waa Rays talaw![]()
Ninyow xasan ciise waa suufi, i dont understand dadka yidhaa ninkanaa madaxweyne noqon kara. I know Badbaado is not as extemist as Xisbul islam kuwaas iyaga waaba la mabnuucay, kii gadhka dheeraa ee horboodayayna waa la xidhay, laakiin still Badbaado are too islamists to me, wax policy ah oy wataan aan ka ahayn hablaha ayaan guryaha ku xaraynaynaa iyo wax noocaas ah mooyee wax kale ma hayaan.

Return to Politics - Somaliland
Users browsing this forum: No registered users and 1 guest