Shariif: Arrintaa wada hadal ayaa nooga socda Somaliland, waxa aanuna isla gaadhnay is-faham fiican oo ah in marka hore labada guddoomiye guddi ay bilaabaan wada hadallada, markaa kadibna ay wada-tashi noogula soo noqdaan wixii ay isla gartaan, marka ay heshiis isla gaadhaanna waanu saxeexi doonnaa.
http://geeska.net/2012/05/sheekh-sharii ... hadallada/