Page 1 of 4

A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talks

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:35 am
by samatar133
Sideed qodob oo muhiim ah ayaa ka soo baxay shirkii London ee uga socday Somalia iyo Somaliland. We the Somaliland supporters welcome the outcome of the conference and we lookforward the next round of talks between the two presidents which will be held in the UAE soon.

Halkan ka akhri qodabada ka soo baxay shirka http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=69550

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:43 am
by damu
What is there to talk about WTF ...SL don't want to be part of Somalia and is doing great and is lightyears ahead of the failed south who wants to drag into their shithole!!

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:45 am
by samatar133
qodobka shanaad ee baaqu waxa uu u qoran yahay sidan
5. In caalamku ka shaqeeyo gargaarka labada wadan, waa Somaliland iyo dawlada ku meelgaadhka ah.

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:46 am
by The_Emperior5
Sideed qodob oo muhiim ah ayaa ka soo baxay shirkii London ee uga socday Somalia iyo Somaliland. We the Somaliland supporters welcome the outcome of the conference and we lookforward the next round of talks between the two presidents which will be held in the UAE soon.

Halkan ka akhri qodabada ka soo baxay shirka http://www.hadhwanaag.com/detail.aspx?id=69550

War waxanu wa iska huhaa they didn't talk about the most important issue.

Walanweyns wali may daahirin but the next phase of talks ba arinta loo guda gali doona

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:50 am
by samatar133
damu

sheekadu sidaad mooday maaha. Somalia waa dal aanu walaalo nahay waxyaabo badanna isagakaaya xidhan yihiin. I prefer talks to be held in Hargeisa Somaliland rather than a foreign cities.

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:53 am
by The_Emperior5
damu

sheekadu sidaad mooday maaha. Somalia waa dal aanu walaalo nahay waxyaabo badanna isagakaaya xidhan yihiin. I prefer talks to be held in Hargeisa Somaliland rather than a foreign cities.

Samatar we should get excited when the quest of statehood is addressed in the next talks between Somaliland and Somalia the two Presidents

So far we have only iskaashki lala dagaalamo argagixso

Dhaqaloo radiin anagu waxba naga ma gelin

we want Somaliland and Somalia to restore relations how

war nimankanu waxba kumay so heshiin
the only qodob inay labada madaxweyene wada hadlaan

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:56 am
by damu
damu

sheekadu sidaad mooday maaha. Somalia waa dal aanu walaalo nahay waxyaabo badanna isagakaaya xidhan yihiin. I prefer talks to be held in Hargeisa Somaliland rather than a foreign cities.
Agree :up:

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 10:58 am
by samatar133
Emperior
sxb waxani waa process imika uun bilawday, one step at a time we will achieve our goals. Qodobadanna anigu guul u soo hoyatay Somalialnd ayaan u arkaa :clap:

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:00 am
by The_Emperior5
Emperior
sxb waxani waa process imika uun bilawday, one step at a time we will achieve our goals. Qodobadanna anigu guul u soo hoyatay Somalialnd ayaan u arkaa :clap:

Waaa bilooow laakin wada hadalkani is not that serious ila laaga hadlo arinta gooni isutaaga inta kale dee wa iska sheko huhaa, its as i said before
Somaliland and Somalia will never agree on the two state solution

Samatar Somaliland iyo Somalia oo ku heshiya 2 state solution wa israiil iyo falastiin oo ku heshiyaa :lol:

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:10 am

emperior, i think the israel palestine analogy is bit extreme. Yes we somalis disagree on many things including Somaliland and Somalia relations but i believe there is a reason for optimism and I hope the two presidents agree on the important isue, the Somaliland's right for statehood.

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:16 am
by The_Emperior5
Well that's true but if we couldn't agree the past 21 years samatar what makes you think we can agree now did the walanweyns change or not

Even today we didn't agree we just agreed to continue the talks and other stuff, the day they gooni isutaag issue is addressed is the day we can talk about this issue so far they didn't agree on something really beneficial for both Somaliland or even Somalia.

Talking to Somalia is useless and a waste of time i told you before.

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:19 am
by SahanGalbeed
Anigu mid miyaan idin sheega ?
Isaaqa qudhadiisa , waxa loo kala baxaya labo koox .
Kooxdan sida Emperior iyo wixii la fac ah e bacdu ku xidhantahay oo yidha
aar wanlaweynta inaga ilaaliya , sidaa badweyntaas ayay inoo liqayaan e

iyo kooxdan aan anigu ku jiro oo aaminsan in Isaaqu yahay " cornerstone ka Somalida gebigeeda ba :lol: { allow it}

I am convinced I will win my case with the help of God .
Bal taan ku dhigo Emperior idinku u fiirsada

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:20 am
by KingMJ
What is there to talk about WTF ...SL don't want to be part of Somalia and is doing great and is lightyears ahead of the failed south who wants to drag into their shithole!!
We need to have some sort of dialogue and see where we both stand obviously we're not gonna re-join them no matter what :sland: :up:

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:21 am
by The_Emperior5
Anigu mid miyaan idin sheega ?
Isaaqa qudhadiisa , waxa loo kala baxaya labo koox .
Kooxdan sida Emperior iyo wixii la fac ah e bacdu ku xidhantahay oo yidha
aar wanlaweynta inaga ilaaliya , sidaa badweyntaas ayay inoo liqayaan e

iyo kooxdan aan anigu ku jiro oo aaminsan in Isaaqu yahay " cornerstone ka Somalida gebigeeda ba :lol: { allow it}

I am convinced I will win my case with the help of God .
Bal taan ku dhigo Emperior idinku u fiirsada

Maxaad isaaq iyo waxaas uga sheekeneysa
waxa laga hadlaya Somaliland iyo Somalia

qabiilka inaga daa saaxib

Re: A Possitve Beginning for the Somalia and Somaliland Talk

Posted: Thu Jun 21, 2012 11:24 am
by SahanGalbeed
Dadka ugu badan e Somaliland degan waa ayo ?
Let me tell you something my cousin , you will never OUTFLANK me , I am too skilled for you , now let the games begin .
I am talking to an Isaaq audience and so are you .
May the man with the best argument prevail .
Siyasadda , carabka ayuun bay kaaga dhegtay e , waxba ka ma taqaanid