Moderator: Moderators
emperior, inaar marka koobaad waxaan kugula talin lahaa inaad iska daysid isticmaalka kalmadan aflagaadada ah ee aaad had iyo goor isticmaashid, waa kalmada Walalwayn. Dhaqankeena suuban way ka reeban tahay inaanu dad isaga aflagaadayno micno la'aan, dadka soomaliyeed ee ku nool wadanka Somalia waa dad aanu walaalo nahay, umana qalmaan in loogu yeedho walaweyn iyo erayo kale oo yasid ah. marka labaad, waxaan aaminsanahay inay siyaasada arimaha dibada ee Somaliland ay gacanta ugu jirto ragii siyaadada maali jiray sidaa darteedna aanu jirin sabab kalifta in la warwaro. Wada hadaladanina maaha useless iyo waste of time ee micno wayn ayay Somaliland ugu fadhiyaan, waxa aanay noqon doonaan wado loo maro aqoonsiga Somaliland.Well that's true but if we couldn't agree the past 21 years samatar what makes you think we can agree now did the walanweyns change or not
Even today we didn't agree we just agreed to continue the talks and other stuff, the day they gooni isutaag issue is addressed is the day we can talk about this issue so far they didn't agree on something really beneficial for both Somaliland or even Somalia.
Talking to Somalia is useless and a waste of time i told you before.
beautifully dumb .Again we are not talking about isaaq so what if isaaq is majority we are talking how to talk to Somalia and how talks with Somaliland and Somalia will always fail because we cant agree on the most important thing
Inaader u kaadi , heerkaas is la ma gaadhno inagu eAryaadahee maatna na ma Xussein iyo Jibriil ayaa is haysta?
War niyow dhegayso inadeer .War caynabo X sahan wa nin reer jabuuti ah walanweynta buu maanta baranaya wuxu leeyahay walanweynta waxay u bahanyihin in la bad badiyo oo la jeclado walanweynta
somaliland doesnt excist on the world map
S-O-M-A-L-I-A
Qoraxeey taasi been mahaansomaliland doesnt excist on the world map
S-O-M-A-L-I-A
Emperior waxa caloosha yara gujayaa waa tanoo miidhaan ^
Bilaa briig caadi ah
Return to “Politics - Somaliland”
Users browsing this forum: No registered users and 10 guests